1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Isdiiwaangelinta Musharrixiinta Oo Joogsatay Guddiga doorashooyinka ayaa soo gabagebeeyay isdiiwaangelinta musharrixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Ilaa haatan guddigu waxa ay sheegeen inay isa soo diiwaangeliyeen musharrixiin gaaraya 24 oo u taagan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Taraafikada Oo Cabasho Ka Ah Ciidamada Hubeysan Ee Gaadiidka Wata Taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka Cali Maxamed Cali oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan ciidamada hubeysan ee dowladda. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Hub Ayaan Kasoo Furannay Al-shabaab Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dagaallo ay la galeen Al-shabaab ay kusoo furteen hub iyo saanad kale oo Milatari. Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ee maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: Soomaali Rajo Ka Qabtey Iney Aadan Maraykanka Oo Walaac Ka Muujiyey Go’aankii Trump Soomaalida ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo in badan oo kamid ah sugayeen barnaamijka dib u dejinta dalka Mareykanka loogu sameeyo qaar kamid ah qaxootiga caalamka ayaa walaac xooggan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Sida Loo Maareyn Karo Lacagaha Loo Uruuriyey Dadka Abaarta Hayso Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee loo maamuli karo qarashaadka loo uruuriyey dadka abaarta ku hayso gobollada dalka qaarkood. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Qoryooley Oo Lasoo Gaarsiiyey Muqdisho Qaar kamid ah dad ku dhawacmay dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, una dhaxeeyay AMISOM iyo Al-shabaab ayaa maanta lasoo gaarsiiyey magaalada Muqdisho. Nabadoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtey Ganacsade Xalay Lagu Diley B/weyne Taliska ciidanka Booliiska ee magaalada Baladweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal dad lagu soo qabtey oo ay ka sameeyeen magaaladaasi, kadib dil xalay magaaladaasi loogu geystay ganacsade…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Oo Lagu Diley Gobolka Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Gedo ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Saraakiisha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose ee BFS ee Gobollada Waqooyi oo lasoo Gabagabeeyay, 32% Waa Haween Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo dhameystiray kadib markii la doortay kursigii ugu dambeeyay ee ka harsanaa xubnaha gobollada Waqooyi ee Dalka. Doorashadan oo maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukun Lagu Ridey 5 Dhallinyaro Ah Oo Labo Gabar Ku Kufsaday Goldogob Guddi culimo ah iyo maamulka Puntland ayaa maanta waxay xukun ku rideen 5 dhallinyaro ah oo horraantii bishan Labo gabdhood ku kufsaday degmada Goldodob ee gobolka Mudug. Dhallinyaradan ayaa lagu…