2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobaha Ganacsiga Magaalada Garoowe Oo Maanta Xiran Goobaha ganacsiga magaalada Garoowe ee caasimadda maaamulka Puntland ayaa maanta xiran, iyadoo ganacstada magaaladaasi ay ka cabanayaan sarifka lacagta dollarka oo aan lahayn xisaab sugan, ganacsatada ayaa waxay dhigayaan dibadbaxyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Daqare “Baarlamaanka Hirshabeelle Fasax Kuma Jiro Shaqana Ma Qabto” Xildhibaan Maxamed Sheekh Bashiir (Daqare) oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa noo sheegay in baarlamaankoodu aanuu fasax ku jirin wax shaqo…
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkadda Alibaba Oo Iibsaneysa shirkadda MoneyGram Shirkadda Ant Financial oo ah garabka lacagaha ee Alibaba ayaa iibsaneysa Shirkadda Mareykan-ka ah ee MoneyGram. Heshiiskan ayaa ku kacaya lacag dhan 880 milyan oo dollar sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo Ka Furmaya Addis Ababa Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa ku sii qurlqulaya caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, si ay uga qeybgalaan shir madaxeedka 28 -aad ee qaaradda oo maalinimada barri ah ka furmaya dalkaas. Madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay Magaalada B/weyne Ee Hiiraan Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen mid kamid ah ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Ganacsadaha la diley ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Shaaciyay Tirada Musharraxiinta Isku Diiwaangelisay Doorashada Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa Gobjoog News u xaqiijiyey tirada musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweyne ee illaa iyo haatan is diiwaangelisay. Guddoomiyaha guddigaasi C/raxmaan Ducaale Bayle oo goor dhow aynu qadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Imaaraadka Carabta Oo Soo Riday Diyaarad Ay Leedahay Iran Ciidamada cirka ee waddanka Imaraadka carabta oo kusugan waddanka Yeman ayaa waxay soo rideen diyaarad Dorones oo ay leedahy dowladda Iran sida wakaaladd wararka Imaraadka ay ka soo xigatay sargaal …
6 daqiiqo Sheeko:War V!oozHd !! Watch Fifty Shades Darker (2017) Online Movie Free Full Putlocker Watch NOW!! Watch Fifty Shades Darker HD Movie [720p] Online. Watch Fifty Shades Darker 2017 Online, Fifty Shades Darker 2017 Watch Online, Watch Fifty Shades Darker Live Stream, Watch 50…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasho Geelle Oo Goobjoog News Uga Warrantey Hadalkii Ay Ka Jeedisay Golaha Ammaanka Iyo Go’aannadii Ka Soo Baxey Caasho Geelle oo ka tirsaneyd xubno ka qeybgalay shir ay golaha ammaanka ka yeesheen arrimaha Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah siisey Goobjoog News, iyadoo ka sheekeysay dadkii meesha ka Hadley…