2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee QM Oo Mar Kale Ku Baaqay In Ciidamo La Geeyo Koonfurta Sudan Golaha Ammaanka ee QM ayaa ku baaqay mar kale in si dedeg ah loo geeyo ciidamo Nabad ilaalin ah wadanka Koonfurta Sudan, halka ay ka dalbatay Koonfurta Suudaan dowladaha xubinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa hadda lagu dhawaaqey guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, guddiga waxaa uu ka kooban yahay 10 xubin oo aqalka hoose ah iyo 6 xubin oo aqalka sare ah, waxaa dib…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka 10aad Oo Ku Baaqey In La Dhiso Guddiga La Dagaalanka Musuqa Iyo In Xubno Lagu Daro Guddiga Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka 10aad waxaa uu xarunta golaha shacabka ku yeeshey kulanka 3aad ee wada jirka labada aqal ee BFS. Ajendaha waxaa uu ahaa: dhaarin xildhibaanno, hadaljeedinta guddoomiyeyaasha KMG ahaa ee labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Erdogan Oo Safarro Kumarya Qaar Kamida Waddamada Afrika Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Dayib Erdogan ayaa waxa uu sheegay in waddankiisa uu ku bixinaayo dadaalo dheeri ah si ay unoqoto qaaradda Afrika u noqoto codka ka qeybgalayaasha bandhigyada caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Markab Hub Sidey Oo Lagu Qabtay Dekadda Kismaayo Ciidamada ammaanka dekadda magaalada Kismaayo ayaa gacanta ku dhigey hub lagu soo qariyey markab kusoo xirtey dekaddaasi, gelinkii dambe ee shalay. Markabkaan oo u rarnaa ganacsato Soomaali ah ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Degmada Badhaadhe, J/hoose Ciidamada maamulka Jubbaland oo garabsanaya kuwa AMISOM ee Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dagaal ay kula wareegeen degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay muddo maamulayeen ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:War Dib U Dhac Ku Yimid Iibkii Shirkadda Yahoo Shirkadda Yahoo ayaa sheegtay Talaadada maanta ah in dib loo dhigay iibka shirkadda rubuca Labaad ee sanadka oo ay la wareegi la wareegi doonto shirkadda isgaarsiita Verizon. War-saxaafadeed ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Bakool Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab uu ka soconayo deegaan Lagu magacaabo Dhiil oo qiyaastii 35…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana qaraxaasi uu sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Miino…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed”Waa Naga Go’an Tahay Iney Doorashadu Dhacdo Sida Ugu Dhakhsiyaha Badan” Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay iney ka go’an tahay in sida ugu dhakhsiyaha badan ay u dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa…