1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu-sunna Oo Gacanta Ku Dhigey Nin Lagu Eedeeyey Inuu Dilay Qof Shacab Ah Howlgal ay ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud waxay kusoo qabteen nin la sheegay in 18-kii bishan uu deegaan ku dhow degmada Burtinle ku diley nin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hantidhowrka Guud “Hantida Dowladda Lama Hibeyn Karo Lamana Iibin Karo” Hantidhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka digey in la hibeeyo ama dad laga iibiyo hantida guud ee Qaranka, isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Kaaraan Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Xilliyada Habeenkii Shacabka ku dhaqan degmada Kaaraan ee goboka Banaadir ayaa cabasho ballaaran waxay ka muujiyeen Isbaarooyin xad dhaaf ah oo xilliyada habeenkii ay sheegeen iney dhigtaan rag ku labisan dareeska ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Degmada Buurhaab Ee Baay Warar dheeraad ah ayaa la helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Buurhakada ee gobolka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxan ayaa ahaa sida…
2 daqiiqo Sheeko:War Sida Lagu Kala Saaro Wararka Runta ah iyo Kuwa Kale ee Beenta ah “BBC News” ayaa soo daabacday in culumo ka tirsna jaamacadda Cambridge University ee Britain ay heleen waddo dadka akhristayaasha ah ay ku kala sooci karaan wararka xaqiiqada ah iyo kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:War Cabdi Xaashi Cabdulahi Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah waxaa ay guddoomiye u doorteen Cabdi Xaashi Cabdulahi, Xaashi waxaa uu horey uga tirsanaa baarlamaanka 9aad, isagoo madax ka ahaa guddiga warfaafinta. Cabdi Xaashi,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Beeraleyda Sh/hoose Oo Xaalad Adag Wajahaya Inaga oo ah koox ka tirsan hay’adda warbaahinta Goobjoog Media Group, ayaan socod ku bixinnay dhul baaxad leh oo uu maro webiga Shabeelle, cidkasta oo na aragtaahi shaki kama gelin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ugu Baaqdey Labaqa Gole Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Wada Shaqeyn Dhexdooda Ah Dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya sida wadamada deeq bixiyeyaasha ah, dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo ururada dowliga ah ee ay Soomaaliya xubinta ka tahay waxaa ay soo dhaweeyeen doorashada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ka Hadashay Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Xildhibaanno kala duwan oo iskugu jira kuwo hore uga tirsanaa baarlamaankii 9-aad iyo kuwo hadda ka tirsan baarlamaanka 10-aad ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay doorashadii guddoonka Golaha Aqalka Sare…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye “Jawaari” oo Hambalyo U Diray Guddoonka Cusub ee Golaha Aqalka Sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa hambalyo u diray guddoonka cusub ee Golaha Aqalka Sare. Guddoomiye Jawaari oo la hadlay warabaahinta dowladda ayaa ugu horreyn hadalkiisa ku…