1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Xubnaha Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo La Magacaabay Aqalka sare ee baarlmaanka federaalka oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa doortay guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Xarunta Farsamada Gacanta Oo La Dhagax Dhigey Muddo dhowr iyo Labaatan Sano ah kadib waxaa maanta la dhagax dhigay xarun lagu baran doono farsamadda gacanta, waxaana munaasabadda dhagax dhiggan ka qeybgalay mas’uuliyiin uu kamid yahay guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Cusub Oo Loo Doortey Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi 3 Xildhibaan oo aqalka sare gobollada waqooyi ah ayaa maanta lagu doortey magaalada Muqdisho taasi oo ka dhigeysa Xildhibaannada Senate-ka ee Somaliland ilaa iyo hadda la doorey 9 Xildhibaan. Doorashadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madaxweyne Gaas Oo La Dhaliilay Xildhibaan Nuuradiin Cabdirashiid Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Puntland ayaa dhaliil u jeediyey xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Waxa uu sheegay xildhibaanka in deegaannada Puntland ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Labo Qof Oo Is Dishey Kadib Markii Ay Ku Cayrtoobeen Abaaraha Deegaannada Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay isku dilaan Labo qof oo la sheegay in ay is madax mareen kadib markii ay ku xoolo beeleyn abaarta baahsan ee dalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Oxfam: Hantida 8 Qof ee Dunida Ugu Taajirsan Waxay Udhigantaa Inta Ay Haystaan Kala Bar Dadka Dunida Ururka gargaarka dunida ee Oxfam ayaa soo saartay liiska 8 qof oo dunida ah oo haysta hantida kala bar dadka dunida ugu faqiirsan. Global Relief Foundation (Oxfam) oo baahisay warbixin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Deegaanka Lambar 50 oo dib Ugu Soo Noqonaya Guryahooda Maamulka degmada lambar 50 ayaa sheegay iney dadkii dagmada ay bilaabeen iney dib ugu soo laabtaan guryahooda, kadib dagaallo sababay iney naftooda la baxsadaan. Cali Nuur Axmed guddoomiye xigeenka arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub ee Mareykanka oo Sheegay iney Soo Afjarayaan Dagaalka Al-Shabaab Maamulka cusub ee dhawaan la wareegi doona talada dalka Mareykanka ayaa su’aalo iska weydiinaya sababta aan dowladda Mareykanka aaney ugu guuleysan istaraajiiyadaheeda Afrika oo ay ku jirto la dagaalanka kooxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Kursi oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka ah oo Maanta lagu Dooranayo Magaalada Muqdisho Xubno Saddex ah oo ka mid ah xubnahii 5-ta ahaa ee ka harsanaa Aqalka sare ee Baarlamaanka ee matalaadda Somaliland ayaa Maanta lagu wadaa in lagu doorto magaalada Muqdisho. Xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Dagaal ee Deegaanka Garasweyne oo Wali Kacsan Xaaladda dagaal beeleed ku dhex maraya deegaanka Garasweyne ee gobolka Bakool ayaa wali kascsan, iyadoo cid beelaha u kala dab qaadaysaana aaney wali jirin. Xasan Aadan oo ka mid ah…