1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 1aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya, Akhriso Ajendaha Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta oo isniin ah, January 16, 2017-ka uu furmi doono kalfadhiga ugu horreeya ee aqalka sare ama Senate-ka federaalka Soomaaliya. Ajendaha kullanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Oo Faraha Kala Baxey Doorashada 5-tii Kursi Oo La Laaley Guddiga doorashada dadban heer federal iyo heer dowlad goboleed waxaa ay sheegayaan in ay u harsan yihiin 14 kursi, 9 kursi kursi oo aqalka hoose ah iyo 5 kursi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Xaafado Badan Oo Ka Tirsan Magaalada Mowsil Gacanta Ku Dhigey Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa waxay shaaca ka qaadeen inay soo ceshadeen 80 xaafadood oo ka tirsan magaalada Mowsil kuwaas oo horay ay gacanta ugu hayeen ururka Daacish. Tan iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 37 Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Laga Leeyahay Turkiga Oo Ku Dhacday Kazakhstan Subaxnimadii hore ee saakay oo Isniin ah ayaa waxaa burburtat diyaarad xamuul ah taasi oo laga leeyahay wadanka Turkiga. Diyaaradda ayaa waxay ku dul burburtay tuulo u dhaw Garoonka Maanas, …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Saraakiil Ka Socotey Xoogga Dalka Iyo AMISOM Oo La Kulmay Madaxda Galmudug Saraakiil ciidan oo isugu jira AMISOM iyo Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug, waxaana ay la kulmeen madaxda maamulkaasi. Saraakiishaan ciidan waxaa horkacayey Abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gaadiidka AMISOM Oo In Ka Badan 5 Rayid Ah Ku Dilay Duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyey 5 qof oo rayid ah ayaa dhimatay tirada 10 ka badanna waa ku dhaawacaney kadib markii gaari AMISOM ay leedahay uu dul-maray gaari caasi(MINI Bus) oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ceel-Waaq Ku Dhex-maray Ciidamada Kenya Iyo Al-shabaab Dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka socda tuulada Laan-qurac ee u dhaw deegaanka Dhamase ee degmada Ceel-waaq. Gawaari ciidamada Kenya ay leeyihiin oo ka timid Dhamase kuna…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Cusub ee Golaha Shacabka iyo Guddiga Doorashooyinka Dadban Oo Qodobo Muhiim Ah Isku Afgartey Guddiga doorashooyinka dadban ee Heer federaal ayaa xaruntooda Hotel Peace ee magaalada Muqdisho kula kulmey guddoonka cusub ee Golaha Shacabka Guddiga ayaa guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sh. Cusmaan Jawaaro iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga: Hal(1) Million Dollar Oo Maalgelin Ah Ku Badalo Passport Iyo Dhalasho Turkiga Ah Dalka Turkiga oo maalmahan wax badan ka badaley qodobo ka mid ah dastuurka ayaa waxaa sidoo kale la filayaa in isbadal kale ku sameeyaan arrinta la xiriirta jinsiyadda iyo dhalasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasiir Cukuse”Maxaa Inoo diidaya Inaan Dowladda Emaratka u Ogolaanno Saldhig Milatari” Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa si aad ah u naqdiyay aragtida dadka diiddan in dalka Emaratka Carabta loo ogolaado saldhig milatari . Wasiir Cukuse oo…