1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Ugu Badan Ku Leh AMISOM Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada kula kulmey General Edward Katumba Wamala oo ah taliyaha ciidamada melitariga ee Uganda. Xasan Sheekh iyo General Edward Wamala ayaa ka sheekeystay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Maamulka K.Galbeed oo Dhaliilo Xooggan Usoo Jeediyay Madaxda Sare ee Maamulkooda Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur-galbeed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si aad ah u dhaliilay hoggaanka sare ee maamulka iyagoo ku eedeeyay musuqmaasuq iyo nin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 40 Website Oo Shahaadooyin Been-Abuur Bixin Jiray Oo La Xiray In ka badan 40 Website oo si sharci darro ah uga ganacsan jiray shahaadooyin ay ku jiraan Jaamacadaha ugu caansan dalka Ingiriiska ayaa la xiray. Website-yadan oo bixiya waxa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Saameynta Cudurka Shuban Biyoodka Oo Yaraatey Maxamed Axmed Nuur Ciise, guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada maamulka degmada B/weyne oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ugu horreyn ka hadlay saameynta cudurka shuban biyoodka oo dhibaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Maxay Ka Tiri Doorashooyinka Soomaaliya Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ka hadlay doorashooyinka ka socda Soomaaliya, isaga oo soo dhoweeyey hanaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo sida xildhibaannada Labada aqal loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan qiyaastii 25-km u jira degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Xirey Koonfurta Dalka Sudan Ciidamada Booliiska ee Koonfurta Sudan ayaa xabsiga dhigey Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in ay dhac ka geysteen dalkaasi. Afhayeenka Labaad ee ciidamada Booliiska Koonfurta Sudan, Santo Domic ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudabadda Xisaab-xirka Madaxweyne Xasan Sheekh, Akhriso Oo Qiimee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah oo Xildhibaanno iyo dadweyne kale isniintii kula Hadley magaalada Muqdisho ayaa hor-dhigey xisaab-xirka 4tii sano ee la soo dhaafey iyo waxa uu doonayo in uu qabto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Yaallay Sh/hoose Oo La Qaadey Saraakiisha amniga ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay qaadeen qaar kamid ah Isbaarooyin yaallay deegaanno kamid ah gobolkaasi, gaar ahaan wadada isku xirta Afgooye iyo Wanlaweyn. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda: Waa In La Diyaariyaa Ciidan Soomaaliyeed Oo Bedala AMISOM Taliyaha guud ee ciidamada Uganda oo isniintii booqasho sadex maalin ah ku yimid magaalada Muqdsho ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida iney wax ka qabtaan arrimaha ammaanka. Katumba Wamala waxaa uu…