8 daqiiqo Sheeko:War Miisaaniyaddii ugu Badneyd Abid ee Maamulka Somaliland oo Golaha Wakiilladu ay Meel Mariyeen Golaha wakiillada Somaliland ayaa si duuduub ah ku meel mariyay miisaaniyaddii ugu badneyd abid ee uu maalmulku uu yeesho, taas oo odorska miisaaniyadda sanadkan 2017 lagu qiimeeyay $ 362,517,393. Fadhigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Go’aanadiisa Muhiimka ah Ku soo Bandhigi Doona Bartiisa Twitter-ka Sean Spicer oo ah ninka Trump u magacaabay afhayeenka Aqalka Cad ayaa filaya in Trump isticaali doono bartiisa Twitter-ka ku dhawaaqista go’aanadiisa siyaasadeed ee waaweyn. Spicer ayaa maanta oo Talaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Ka Shiray Amniga Gaalkacyo Guddiyada Nabadeynta Gaalkacyo, maamullada Puntland Iyo Galmudug ee gobolka Mudug, Waxgarad iyo Odoyaal dhaqameed ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen sidii loo amba qaadi lahaa dhameynta waxyaabaha ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Loo Yaqaan Waratada Oo Kusoo Batey Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa kusoo batey ganacsatada Waratada oo waxyaabo badan kusoo kordhiyey magaaladaasi. Ganacsiga sidan ah horey loogama aqoon magaalada Jowhar, dadka danyarta ah ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Qof Oo Ku Geeriyootay Rabashado Ka Dhacay Xabsi Ku yaalla Brazil Dalka Brazil xabsi ku yaalla waxaa ka dhacay rabshado waxaana la xaqiijiyey in halkaasi ku dhinteen dad gaaraya 60 qof. Xabsigan ayaa ku yaalla Gobolka Amazon ee dalka Brazil, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Imisa Ayaa Lagu Dilay Soomaaliya 2016kii Sanadkii 2016-da ee dhammaadey waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin naxdin lahaa, celcelis ahaan magaalada Muqdisho oo keliya waxaa ka dhacay 2 qarax oo ismiidaamin ah bishiiba. Goobjoog News, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saldhig Booliis Oo Laga Dhagaxdhigay Duleedka Baydhabo Taliska ciidamada Booliiska ee gobolka Baay ayaa saldhig loogu talogalay iney ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska ka dhagax dhigey deegaanka Maanyo Fuulka oo qiyaastii 5-km u jirta magaalada Baydhabo. Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 qof Oo Ku Geeriyootay Rabshado Ka Dhacay Dalka Burundi Tuulo u dhow caasimadda wadanka Burundi ayaa waxaa ka dhacay iska horimaad sababay dhimashao , dhanka kale inta uu socday iska horimaadkaan ayaa waxaa la afduubtay xubno ka tirsan mucaaradka…
1 daqiiqo Sheeko:War Waa Goorma Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku Xigeennadiisa? Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonnka golaha shacabka ayaa kulankoodii Labaad oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay maanta ku doorteen guddoomiye oo ay u doorteen Xiildhibaan C/raxmaan Ducaale Bayle, ku xigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 10 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Ismiidaamin ah oo oo maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyadan…