1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabineysa Gantaalada Ridada Dheer Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong un ayaa sheegay in dalkiisa uu Tijaabin doono gantaalada ridada dheer kuwaa oo isag kala goosha qaaradaha iyo kuwa xambaara Nuclear-ka. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Afrikaan Ah Oo Doonaya Iney Ka Gudbaan Xadka Morocco Iyo Spain In ka badan 2000 oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa waxay doonayaan iney ka tillaabaan xadka u dhaxeeya wadamada Morocco iyo Spain si ay ugu gudbaan qaaradda Yurub . Madaxda dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:War SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Xildhibaanno Aqalka Sare Ah Oo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Aqalka Sare Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Taariikhi Ah Oo Galmudug Iyo Puntlnad Ku Dhexmaray Muqdisho Heshiis taariikhi ah oo ay Goobjoog ka ahaayeen madaxda dowladda federaalka ugu sareysa sida madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’isul wasaare Cumar Cabdirashid ayaa maamullada Galmudug iyo Puntland lagu dhexdhigay caasimadda Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden Oo Ka Qeybqaadan Doonta Dhismaha Ciidanka K/galbeed Saraakiil ka socotay ciidanka Booliiska Sweden ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay kulan kula qaateen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo ay ka wada hadleen arrimo u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Sheekh Shariif: Musuqa Waxaa La Gaarsiiyey Baadiyaha Iyo Tuulooyinka Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanu jirin wax isbedal ah oo dowladda Federaalka keentay 4-tii sano ee lasoo dhaafay. Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:War 15 Xubnood Oo Loo Magacaabay Doorashada Guddoonka Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay xubnaha doorashada guddoonka aqalka hoose. Kulanka Maanta ay iskugu yimaaddeen Golaha Shacabka xubno gaaraya 177…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare: Mushaarka Xildhibaannada Aqalka Sare Waxaa La Ansixin Doonaa Kulanka Ugu Horeeya Guddoomiyeha KMG Ah Ee Aqalka Sare Maxamed Xuseen Raage oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in xildhibaanna aqalka sare ay ansixin doonaan miisaaniyadda mishaaraadkooda kulanka ugu horeeya…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashadii Aqalka Hoose oo Maanta Ka Qabsoontay Xarunta Gaadiidka ee Muqdisho Waxaa si habsami leh uga socota magaalada Muqdisho doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyadoo maanta la doorto xubno cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka federaalka. Xarunta doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Hore Fowsiya Yuusuf Xaaji Oo Kamid Noqotey Xildhibaannada Aqalka Hoose Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta loo doortay xubin ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Fowsiya oo ay la tartamayeen 3qof…