1 daqiiqo Sheeko:War Somaliland: Fadhigii Anasixin Miisaaniyadda Sanadka 2017 oo Ay hareysay Siyaasadaha Isdiiddan ee Axsaabta Baarlamaanka Somaliland oo maalintii shalay shir ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargaysa ayaa la horkeenay miisaaniyaddii sanadka 2017 ee maalmulka iyadoo ay hareeyeen kulanka siyaasadaha is diiddan ee Axsaabta. Bilowgii kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:War Caqabadaha Hortaagan Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan 23 oday dhaqameed ee beelaha waqooyi ayaa Goobjoog News uga warbixiyay caqabadaha ku horgudban doorashada aqalka sare ee beelaha waqooyi. Suldaanka oo…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Soomaaliya 2016 Maanta waa maalinta koowaad ee sanadka cusub ee 2017-ka, qof weliba sanadkii tagay wax ayuu ku xasuustaa, waxaase muhiim ah in sanadkan cusub qof weliba ku qaabilo kana fakiro sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Gobolka NFD Wararka ka imaanaya gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in dowladda Kenya ay ciidamo dheeraad ah geysay gobolkaasi gaar ahaan magaalada Mandhera iyo sidoo kale xadka aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washington Oo Sheegaty iney Turkiga Ka Taageereyso la dagaalanka Argagixisada Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa saakay warbixin uu kasoo saaray Aqalka cad waxa uu sheegay in Washington ay Turkiga ay ku gacansiineyso sidii ay ula dagaallami lahaayeen waxa loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Raadineysa Xuquuqda Dadka La Hayb Sooco Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen dadka la hayb sooco iyo sidoo kale dadka la sheego…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Dooranayo Muqdisho Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada 3 xildhibaan oo aqalka hoose, islamarkaana ah beelaha dega gobollada waqooyi (Somaliland). Xubnaha tartamaya waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 35 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Dalka Turkiga Weerar ka dhacay magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga ayaa waxaa ku dhimatay ugu yaraan 35 qof, waxaana ku dhaawacantay 40 kale ka dib markii qof hubeysan uu weerar uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Guuraa u Naq Raacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Bari Qoysas badan oo ka hayaamay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan Puntland, Somaliland, iyo gobollada dhexe ee dalka ayaa isugu tagey deegaanno ka tirsan gobolka Bari, halkaasi oo dhowaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Warkii Ugu Horreeyey Ee Talefeshinka Goobjoog Talefeshinka Goobjoog oo dhowaan hawada kusoo biirey ayaa markii ugu horreysay 31-12-2016 baahiyey wararkii dalka, dibadda iyo ciyaaraha. Warka waxaa akhrinaya wariyaheena Aweys Xasan Maxamed, waxaana qodobka ciyaaraha tabinaya wariye…