1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon oo Habeenimada Caawa Ka Dagaya Xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ka dib 10-sano oo uu ahaa hoggaanka sare ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka tagaya xafiiska Xoghayaha Guud bilowga sanadka cusub oo ku beegan habeenimada caawa. Ban Ki-moon oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Siilaanyo oo Looga Digay iney Saldhig Militari U Ogolaato Dalka Emaratka Carabta Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa digniin u diray xukuumadda madaxweyne Siilaanyo oo wadahadal kula jirta dowladda Emaratka Carabta oo doonaya iney saldhig militari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Faraha Uu Ka Baxay Amniga Magaalada Boosaaso Waxgarad iyo siyaasiyiin ku shiray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay amniga guud ee magaaladaasi iyo sida lagu sugi karo. Qaar kamid ah waxgaradkii kulankaasi ka hadlay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Loolanka Siyaasadeed ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Cirka Isku Shareeray Loolanka siyaasadeed ee Labada xisbi siyaasadeed ee Kulmiye iyo Waddani ayaa cirka isku shareeray iyadoo labada xisbi ay hawada isku mariyeen erayo kulkul oo mid walbaaba uu doonayo inuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Afgooye, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgallo ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib dagaal maalin kahor ka dhacay degmadaasi. Wararka waxay sheegayaan in ciidamada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maryan Cariif Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xallin La yahay Dagaallada Gaalkacyo Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo kamid ah mudanayaasha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay waxa inta badan soo celceliya dagaallada Gaalkacyo iyo waxa loo heli la yahay nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 93 Wariye Oo Caalamka Lagu Dilay Sanadka 2016 Warbixin uu soo saaray ururka caalamiga ah ee u dooda wariyeyaasha ayaa waxa uu sheegay in sanadka maanta ku eg dhammaaday ee 2016 caalamka siyaabo kala duwan loogu dilay 93…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Ku Hanjabtey In Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidankeeda ay degdeg ugala bixi doonto Soomaaliya, kadib markii ay dowladdaasi sheegtay in ciidamadan aysan helin wax mushaar ah muddo bilo ah. Madaxweynaha Burundi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diplomaasiyiinta Mareykanka Oo Aan Laga Eryi Doonin Moscow Madaxweynaha dalka ruushaka Vladimir Putin ayaa sheegay in uusan wadankiisa ka eryeenin diplomaasiyiinta Mareykanka kadib markii uu madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu eryay 35 diplomaasi, kuwass oo Ruushka u fadhiyey…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka 10-aad Oo Maanta u Ballansan Kulankoodii Labaad Baarlamaanka 10-aad ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa iney maanta yeeshaan kulankoodii Labaad ee kalfadhiga Koowaad ee baarlamaanka. Kulankan ayaa ajendaha xubnaha horyaalla uu yahay Labo arrimood oo kala…