2 daqiiqo Sheeko:War Kenya oo Lamu ka bilaabeysa warshad shidaal oo $16 bilyan ah Lamu, Kenya – 30 Sebtembar 2026: Ganacsadaha reer Nigeria Aliko Dangote iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa dhagax-dhigay mashruuca dhismaha warshad sifeysa shidaalka oo qiimaheedu yahay $16 bilyan, taas oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Burcad-badeed Soomaali Ah Oo Dishay Shan Shaqaale Oo Saarnaa Markab Calanka Palau Ku Goosha GAROOWE (Goobjoog News) — Burcad-badeed Soomaali ah ayaa dishay shan shaqaale oo saarnaa markabka shidaalka qaada ee MT Honour 25, ka hor inta aysan ciidamada Puntland soo furin markabka, sida…
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqday Dadkii Ku Waxyeelloobay Weerarkii Baydhabo Baydhabo, 30 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka…
1 daqiiqo Sheeko:War UK oo walaac ka muujisay dagaallada dib uga qarxay Baydhabo Muqdisho, 30 Sebtembar 2026 — Safaaradda Boqortooyada Midowday ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga bilowday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay colaadahaasi ku yeelanayaan dadka rayidka ah. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbahaysigii uu hoggaaminayay Mareykanka oo soo gabagabeeyay howlgalka uu ka waday Ciraaq Isbahaysiga uu hoggaaminayo Mareykanka ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii milatari ee uu muddo ka badan toban sano ka waday dalka Ciraaq, kaas oo si rasmi ah loo bilaabay sanadkii 2014-kii, xilli ciidamada isbahaysiga loo diray Ciraaq iyo Suuriya si ay ula dagaallamaan kooxda Daacish.
2 daqiiqo Sheeko:War Sideed badmaaxiin Masaari ah oo laga sii daayay afduub ka dhacay xeebaha Soomaaliya Sideed badmaaxiin u dhashay dalka Masar oo muddo bilo ah lagu haystay kadib markii lagu afduubtay markabka M/T Eureka oo marayay xeebaha Soomaaliya, ayaa la sii daayay, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rabshado ka dhex dhacay Diyaaradda Flydubai oo ka duushay Dubai una socotay Israa’iil Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Flydubai, taas oo ka duushay magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kuna sii jeeday Israa’iil, ayaa si degdeg ah ugu degtay dalka Sacuudiga kadib markii ay la kulantay xaalad degdeg ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfur Afrika oo markii saddexaad u yeertay safiirka Mareykanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa markii saddexaad muddo sagaal bilood ah u yeertay safiirka Mareykanka ee dalkaas, Leo Brent Bozell III, iyadoo dowladda Koonfur Afrika ay ku eedeysay inuu sameeyay waxa ay ku tilmaantay “dhaqan aan diblomaasiyadeed ahayn.”
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo beenisay eedeymaha Itoobiya ee ku saabsan faragelinta gudaha dalka Dowladda Masar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eedeymaha Itoobiya ee la xiriira faragelinta arrimaha gudaha dalkaas iyo taageerada kooxo hubeysan oo ka howlgala waqooyiga Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:War Musharax Libaan Axmed Xasan oo baaq u diray bulshada Galmudug xilli berri loo dareerayo doorashada Musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyaha Galmudug, Libaan Axmed Xasan, ayaa bulshada reer Galmudug ka codsaday inay codkooda siiyaan, si uu hormuud uga noqdo dhismaha maamul ku dhisan…