1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka iyo Ururrada Siyaasadda oo Jowhar kaga wada hadlay adkeynta habraacyada doorashada Jowhar, 29 Sebteembar 2026 – Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, Saadaq Abshir Garaad, iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa magaalada Jowhar kulan kula yeeshay madaxda iyo wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:War Sudan oo Fiiso u Diiday Madaxa Sirdoonka Itoobiya oo Doonayay Booqasho Degdeg ah Dowladda Sudan ayaa la sheegay inay fiiso gelitaan u diidday Redwan Hussein, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, kaas oo codsaday inuu booqasho degdeg ah ku tago…
1 daqiiqo Sheeko:War Garoomada Diyaaradaha Galmudug oo la Xiray Doorashada Awgeed Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Galmudug ayaa ku dhawaaqday in dhammaan garoomada diyaaradaha ee maamulka la xirayo laga bilaabo 30-ka Sebtembar 2026, sababo la xiriira xaaladda amni iyo doorashada…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, War By Maryama A. Isaaq Suugaanta Gurracan ee Dumarka loo Adeegsado Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah aaladaha lagu gudbiyo taariikhda ummadda Soomaaliyeed, habdhaqankeeda, habfikirkeeda bulsheed, sida ay u wada nooshahay iyo guud ahaan anshaxeeda. Suugaantu, sideedaba, waa weel lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo amaray sharciga la horgeeyo maamulka Isbitaalka Muqdisho Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Taliska Saldhigga Booliska degmada Yaaqshiid faray in baaritaan lagu sameeyo dhacdo ka dhacday Isbitaalka Muqdisho Specialist, taas oo la xiriirta haweeney lagu magacaabo Zamzam Maxamuud Cilmi.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada puntland oo soo furtay markab ay burcad-badeed ku qabsatay xeebaha Maamulkaas Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa sida lagu sheegay wararka kasoo baxaya Puntland gacanta ku dhigay markabka MTHonour, kaas oo koox burcad-badeed ah ay muddo ku haysteen xeebaha degmada Bandarbayla ee gobolka Bari.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya oo sii Xoogeysanaya Dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo iska horimaadyo u dhexeeya ciidamada dowladda Itoobiya iyo xoogagga Tigray ay ka socdaan qaybo ka mid ah Tigray iyo deegaannada ku dhow ee Amhara iyo Afar, taasoo dib u soo cusbooneysiisay walaaca laga qabo in colaaddii gobolka ay mar kale si ballaaran u qaraxdo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Itoobiya Ugu Deeqay €18 Milyan oo Gargaar Bani’aadannimo ah Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay deeq cusub oo dhan €18 milyan oo loogu talagalay wax ka qabashada xaaladda bani’aadannimo ee Itoobiya, xilli colaadaha iyo dhaqdhaqaaqyada militari ee ka jira waqooyiga dalka ay sii kordhinayaan baahida dadka rayidka ah, barakaca iyo caqabadaha hortaagan gaarsiinta gargaarka.
2 daqiiqo Sheeko:War Koonfur Galbeed oo sheegtay in dagaalkii Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah Baydhabo – Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Qoyska Suldaan Galad Aadan Cismaan oo ka Hadlay Xariggiisa Muqdisho Qoyska Suldaan Galad Aadan Cismaan ayaa ka hadlay xarigga Suldaanka oo ay sheegeen in shalay laga xiray degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, iyagoo dalbaday in la dhowro xuquuqdiisa, lana caddeeyo…