1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olgan Bekar: Turkiga Waxaa Uu Sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar ayaa la sheegayaa in uu ammaaney doorashada dadban ee Soomaaliya taaso oo lagu wado in la soo gabagabeeyo 30-ka bishan. Mr. Olgan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guuleed Iyo Gaas Oo Gaaray Galkacyo Waxaa maanta magaalada Galkacyo gaaray madaxweynayaasha labada maamul goboleed ee Galmudug iyo Puntland. Cabdikarim Guleed iyo Cabdiweli Gaas ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan sidii loo joojin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Kacdoonkii Carabta Waxaa Ka Dhacay Khasaare Gaaraya Ilaa 600 Bilyan Oo Dollar Hey’adda ESCWA Ee Qaramada Midoobey xafiiskeeda galbeedka Asia ayaa sheegtay in kacdoonadii Carabta ay horseedeen khasaare dhaqaale oo gaaraya ilaa 600 oo Bilyan oo Dollar. ESCWA waxaa ay intaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Qirtey In Ciidamo Galmudug Ah Ku Laayey Duqeyntii Gaalkacyo Washington ayaa sheegtay in weerarkii mareykanku uu ka geystay gobolka Mudug meel kamid ah September 28 uu ahaa mid lagu dilay Maleeshiyo maxalli ah oo aysan jirin warka sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Beelaha Galmudug Waxaa maanta Cadaado lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 3 Xildhibaan ayey doorteen beelaha dega deegaannada Galmudug si ay uga mid noqdaan Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah. Hadaba Xildhibaanada ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Cusub Ee Xildhibaannada Koofur Galbeed Waxaa maanta mar kale Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 7 kursi ayaa la doortay, dadka soo bixi waayey oo laga adkaaday waxaa ka mid ah wasiirka maaliyadda Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Waxaa maanta mar kale magaalada Kismaayo lagu dooranayaa Xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ah, ilaa 7 Xildhibaan ayaa la doortay. Liiska Xildhibaannada guuleystay waa: Kursiga 1aad: Cabdulahi Obokor Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka: Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Baal Cusub oo Xiriir Fiican ah La Furno Dalka Mareykanka Ra’isul wasaaraha dalka Ruushka Dmitry Medvedev ayaa sheegay in dalkiisu uu ixtiraamayo doonista shacabka Mareykanka oo doortay Donald Trump inuu u noqdo madaxweynaha cusub ee dalkaas maamulaya, waxaana uu xusay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xagguu ku Dambeeyay Khilaafka Garabyadii Is Hayay ee Xisbiga Ucid? Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa waxa uu murashax cusub u doortay Faysal Cali Waraabe, shir hal dhinac ah oo ay qabsadeen garabka uu hoggaamiyo guddoomiyaha xisbiga Ing. Faysal Cali.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Mareykanka Oo Ka Walaacsan Guusha Donald Trump Soomaalida ku dhaqan dalka Mareykanka ayaa aad waxay walaac uga muujiyeen guushii uu shalay gaarey Donald Trump oo ka socdey xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi. Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ee…