5 daqiiqo Sheeko:Dalka Awoodaha Madaxweynaha Mareykanka Ee Siyaasadda Gudaha iyo tan Arrimaha Dibadda Doorashooyinkii maanta ka dhacay dalka Mareykana ayaa waxaa si lama filaan ah ugu guuleystay murashixii xisbiga jamhuuriga D. Trump oo meel aan la fileyn kaga soo baxay Hillary Clinton waxa…
1 daqiiqo Sheeko:War Lix Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortey Kismaayo Magaalada Kismaayo waxaa maalintii Labaad ka dhacday doorashada xubnaha aqalka Hoose, iyadoo ergada wax dooraneysa ay maanta doorteen Lix mudane. Kuraasta maanta la doortey waxaa u taagnaa musharraxiin dhowr ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Donald J Trump Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald J Trump. Xasan Sheekh waxaa hadalkiisa ku biilaby “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda federaalka ah iyo shacabka,…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Hirshabelle Oo Doortay Kursiga Koowaad Ee Aqalka Sare Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa goor dhow waxay doorteen Kursiga Koowaad ee xubnaha aqalka sare maamulkaasi kaga soo aaddey. Kursiga Koowaad waxaa ku tartamayey Cismaan Axmed Macow oo helay 73…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Ka Billaabatey Jowhar Goor dhow waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ka billaabatey doorasha xubnaha aqalka sare ee kusoo aaddey maamulka Hirshabelle. Xildhibaannada Hirshabelle ayaa dooran doona 8 kursi oo maaamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo Ku Guuleystay Doorashadii Mareykanka Musharaxii madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku guuleystay codadkii loo baahnaa si uu u noqdo madaxweynaha xiga ee dalka Mareykanka, isagoo sidaa ku noqonaya madaxweynaha 45aad ee dalkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Soomaaliyeed Oo Dalbadey Tabobar Kor Loogu Qaadayo Xirfaddooda Guddiga Kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhallinyarada Kalluumeysatada ah iney helaan tobabaro dheeraad ah oo ku aadan kor u qaadista xirfaddooda. Xasan Maxamed Rooble oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ku Sugan Garoowe Oo Gaalkacyo u Tagaya Xalinta Colaadda Puntland Iyo Galmudug Siyaasiin ku sugan Magaaladda Garoowe ee xaruunta Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii ay u tagi lahayeen Magaaladda Gaalkacyo si ay uga qayb qaataan Dadaallada Nabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Shaaciyey Waqtiga Ay Billaabayaan Doorashada Aqalka Hoose Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa shaaciyey mudada maamulkiisa qorsheeyey in la billaabo doorashada xildhibaannada aqalka hoose, gaar ahaan xubnaha kusoo aadey maamulkaasi. Waxa uu sheegay madaxweynaha in Saddex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Xalay Lagu Diley B/weyne Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen Labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Goob jooge ayaa inoo sheegay in…