1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani oo Maanta Dooranaya Madaxda u Mataleysa Doorashooyinka Somaliland ee 2017 Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta lagu wadaa inuu soo xulo murashixiinta xisbiga u mataleysa doorashooyinka madaxweyne iyo ku xigeenkiisa, taas oo la filayo iney qabsoonto bilowga 2017. Xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Cabdullahi Cosoble Cali Cabduulahi Cosoble ayaa loo doortay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cosoble ayaa madax ka noqonaya maamulka federaalka ah kan ugu da’da yar, uga dambeeya dowlad goboleedyada Soomaaliya laga dhisayo. Cali Cosoble,…
2 daqiiqo Sheeko:War Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) Magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug waxaa lagu doortay senator-kii ugu horeeyay ee Soomaaliya, tilaabadan ayaa qeyb ka ah doorashada aqalka sare ee 2016-ka. Abshir Maxamed Axmed waxaa uu helay 48…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Is Casilay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Bay’ada, Dhirta iyo Daaqa ee maamulka Galmudug C/fitaax Maxamuud Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu ku dhowaaqay in uu iska casilay xilkaasi. C/fitaax oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kuwaasi oo geystay khasaare kala duwan. Maanta oo sabti ah wararkii ugu dambeeyay ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 3 Qof Oo Lagu Dilay Degmada Saakow, J/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Saddex ruux oo shalay Xarakada Al-shabaab ay ku toogteen fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe. Al-shabaab ayaa raggan ay dileen waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ganacsato Lagu Eedeeyay Iney Taageeraan Al-shabaab Maamulka degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in qaar kamid ah ganacsatada gobolkaasi ay taageero siiyaan Xarakada Al-shabaab. Fredrick Shisia oo ah taliyaha Booliiska Mandhera oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digey Iney u Safraan Itoobiya Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda waxay uga digtey iney xilligan u safraan dalka Itoobiya oo rabshashado xooggan ay ka socdaan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Lagu Weerarey Badda Liibiya Rag hubeysan oo loo maleynayo iney ka tirsan yihiin ciidamada dalka Liibiya islamarkaana watey doon dheereysa ayaa weerar ku qaadey Tahriibayaal saarnaa doon ka sameysan Caag, kuwaasi oo ka baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Baaq u Diray Maamulka Hirshabelle Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey waxa uu kaga hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka aqalka sare, waxaana guddiga uu baaq u diray maamulka Hirshabelle. Ugu horreyn guddiga…