2 daqiiqo Sheeko:War SAWIRRO: Senator Abshir Bukhaari Oo Bacaha Roobka Ugu Deeqay Qoysas Barakacayaal Ah Senator-kii ugu horreeyay ee Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa maanta bacaha roobka ugu deeqay 186 qoys barakacayaal ah, kuwaasi oo ku nool degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Waxa uuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudanayaasha Aqalka Sare Ee Galmudug OO Walaac Ka Muujiyay Dagaalka Gaalkacyo, Kuna Baaqay Howlgelinta Guddiyada Wada Hadalka Mudanayaasha Aqalka Sare ee dhowaan laga soo doortay Dawlad goboleedka Galmudug, waxay ayagoo aad uga xun walaac ka muujinayaan dagaalada soo noqnoqday ee ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo ee dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Gaarey B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaarey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa loo gudbiyey xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Ka Dhalatay Shil Ka Dhacay Magaalada Qardho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo ka dhacay magaalada Qardho ee gobolka Bari, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Gaari nooca raaxada ah iyo mid sidey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump iyo Hillry C linton Oo Dooddii Ugu Dambeysay Yeeshay Musharrxa Donald Trump ayaa diiday ballanqaadida inuu aqbalayo natiijada ka soo baxdo doorashada bisha soo socota ka dhaceyso Mareykanka, xilli uu xalay dood kulul; la yeeshay Hillary Cilinton . Mr…
1 daqiiqo Sheeko:War Faroole Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Helay Kursiga Aqalka Sare Goo dhow waxaa soo dhammaatay doorashada Kursiga Labaad ee Puntland kaga soo aadey aqalka sare, iyadoo ay kursigaasi uy tartamayeen musharraxiinta kala ah C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo Cabdi Mahdi Abshir.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay in Moorgan Laga Reebo Aqalka Sare ee BF Soomaaliya Guddoomiyaha guddida dabagalka dhibaatadii ka dhacday waqooyiga Soomaaliya xiligii dagaalladii sokeeye ee SNM iyo dawladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, Axmed Cabdi Like ayaa ku baaqay inaan xubnaha aqalka sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Cumar C/rashiid Oo Ku Guuleystay Kursiga 1-aad Doorashada Aqalka Sare Ee Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ku guuleystay Kursiga 1-aad ee doorashada aqalka sare qeybta Puntland taas oo ka socota Garoowe. Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa helay codad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Billowday Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. Wariyaasha Goobjoog ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Dooranaya Xubnaha Aqalka Sare Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ku doortaan xubnaha maamulkaasi u matali doona aqalka sare. Musharrixiin dhowr ah…