1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xubnaha Ka Haray 8 Xubin Ee Aqalka Sare Oo Maanta La Dooranayo Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Axad ah waxay dooran doonaa 3 xubin oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee ka haray 8 Xubin ee kusoo aaddey maamulkaasi. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Billowday Qorshe Shaqo Loogu Abuurayo Dhallinyarada Maamulka Jubbaland ayaa billaabey qorshe ballaaran oo shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubada Hoose. Magaalada Kismaayo waxaa tababaro dhanka farsamada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xil.Cabdirashiid oo ka Dayriyay Xaaladda Nololeed ee Miyi iyo Magaalaba Leh Gobolka Sool Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed oo ka tirsan baarlamaanka federaalak Soomaaliya oo socdaal ku tagay degmada taleex ayaa nooga xog warramay xaaladda abaareed ee ka jirta ahaan gobolka Sool. Xildhibaan Cabdirashiid oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiib Mareykan Ah Oo Lagu Weerary Badda Cas Tiro Hoobiyeyaal ayaa la sheegayaa in sabtidii lagu weeraray maraakiib Mareykan ah oo marayey badda cas. Weerarkan waxaa geystay Xuutiyiinta dalka Yemen, waxaa uu na ka dhacay meel u dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dolland Trump Oo Ku Eedeeyey Hillary Cilinton Inay Isticmaasho Daroogo. Musharrxa xisbiga jamhuuriga ah ee dooroshooyinka Mareykanka ayaa ku eedeeyey Hillary Clinton iney isticmaasho waxyaabha maanka dooriya ama ay isticmasho daroogo ka hor inta aysan soogalin hoolka doodada . HadalkaTrump…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan B/weyne Oo Gargaar u Baahan Maamulka gobolkaa Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada B/weyne. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Kulamo La Leh Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa kulamo kala duwan waxa uu la leeyahay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Waxaan Ku Baaqeynaa In La Joojiyo Xabadda” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya ciidamada maamulkiisa iyo kuwa Galmudug. Gaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Madaxweyne Ee Hirshabelle Oo Maanta Khudbeynaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle ay khudbado kahor jeediyeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Gaalkacyo Oo Lagu Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkaasi geystay khasaare kala duwan. Mas’uuliyiin ka…