1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Xubnihii U Dambeeyay Ee Aqalka Sare Galmudug Oo Maanta La Soo Gebagebeeyay Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu soo gabegebeeyay doorashadii aqalka sare ee xubnaha Galmudug kuwaasoo gaaraya siddeed xubin. Doorashada oo shalay billaabatay ayaa maanta la soo afjaray kadib markii la doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Shirkii Hirshabeelle Oo Hakad Galay Iyo Kulamo Ka Socda Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inuu hakad ku jiro shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Shirka ayaa waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorka Dhallinyarada Ee Doorashooyinka Dalka Dhallinyarada Soomaaliyeed sanadkan waa kuwa dedaal badan geliyay sidii ay kaalin muuqata ay uga gali la’haayeen Hanaanka Doorashada ee sanadkan 2016 madaama Tirada 51 qof ee codeyneysa dhallinyarada ku leeyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culumada Magaalada Gaalkacyo Oo Ku Baaqday Joojinta Dagaallada Iyadoo weli magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay dhankeeda galbeed colaad u dhaxeysa ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo dirayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Laascaanood oo Ku Baaqay Mudaharaadyo ka Dhan ah Xukuumadda Siilaanyo Madaxda dhaqanka magaalada Laascaanood ayaa sheegay in dadka ku dhaqan Laascaanood ay todobaadkan gudihiisa dhigi doonana banaanbax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan dhallinyaro toban ka badan oo ciidamada booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday J/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in shalay gelinkii dambe diyaarad nooca loo yaqaano Drone-ka ee wax basaasa ay ku dhacday deegaanka Qudus oo qiyaastii 45 Km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warshaddii Shamiitada Berbara oo Dib Loo Howlgalinayo Warshadii Shamiitada ee magaalada Berbera ayaa la filayaa in dib loo kiciyo ka dib 25 sanno oo ay burbursanayd, warshaddan oo dhawr mar ganacsato isku dayday iney dib u habayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabsho Ah Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa cabasho ka ah amni darri baahsan oo haysa, iyaga oo sheegay in dhibaato ay kala kulmaan rag ku labisan dareeska…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Sheegay in Doorashada Madaxweynaha Maamulka ay Ku Qabsoomi Doonto Wakhtigeeda Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka cusub ee Hirshabeelle sheikh Cusmaan Barre Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha maamulka ay ku qabsoomi doonto wakhtigii loogu talogalay.…
1 daqiiqo Sheeko:War Cusmaan Barre Maxamed Waxaa 13-kii bishan magaalada Jowhar lagu doortay, laguna dhaariyay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed. Cusmaan waxaa uu helay 61 cod halka murashaxii la tartamayey ee Abukar Xasan Cali…