1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Ku Rogmaday Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Xoolo aad u badan ayaa daadad ugu dhintay degaanno hoostago magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Saacadihii la soo dhaafay waxaa ka curtay degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan roobka deyrta…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Dalalka Ku Bahoobay BRICS oo Shirkoodii Sanadkan Ku Qabsaday Dalka Hindiya Ra’isul wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa xukuumadiisu marti galisay shirka kooxda BRICS ee dhaqaalahoodu soo kobcayo, BRICS waxaa ku midoobay wadamada; China, Russia, India, Brazil iyo South Africa. Shirkan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Fiican: Waa Aqoon Yahan, Bare Jaamacadeed Iyo Waalid Indhaha la’a Ustaad Maxamed Axamed Sheik Maxamuud waxa uu ka mid yahay barayaasha Soomaaliyed isagoo dhiga iskuulo iyo jaamacado ku yaallo dalka. Ustaad Maxamed Axmed waxa uu la’yahay aragga ama in dhaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Deyrta Oo Ka Curtay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Saacadihii la soo dhaafay ayaa roobabka deyrta ah ay ka curteen degaanno kamid ah gobolka Hiiraan ee bartmaha dalkaan Soomaaliya. Degaannada ay ka billowdeen roobabka deyrta ah ayaa la soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: 480 Milyan oo Doolar Ayaa Nooga Baxa Sanadkii Qaadka Cunistiisa Muuse Biixi Cabdi guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa sheegay in Somaliland si wanaagsan looga wadahadlo lacagaha faraha badan ee Qaadka ku baxa oo looga maarmi karo taageerada dhaqaale…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Eedaymo Dhanka Doorashooyinka ah Usoo Jeediyay Wasiirka Amniga Soomaaliya Xildhibaan Cabduqaadir Sheekh Xanafi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa eedeymo dhanka doorashooyinka ah u soo jeediyay wasiirka amniga Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Ciraaq Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Dagaalka Muusil Ra’isul Wasaaraha Ciraaq Xeydar Cabaadi oo ka hadlayey Telefishinka ayaa sheegay in uu bilaabanayo dagaal lagu xureynayo magaalada Musil oo hadda gacanta ugu jirta Daacish. Ra’isul Wasaaraha waxaa uu intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Muuri, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Aqalka Sare ee BFS iyo Dagaallada Gaalkacayo Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada magaalada Galkacayo, isagoo aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliyana ku tilmaamay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 26,819 Oo Qaxooti ah Ayaa Doonaya In Soomaaliya Dib Ugu Laabtaan Hey’adda Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ilaa 26,819 oo qaxooti Soomaali ah ay doonayaan in ay dib ugu soo noqdaan dalka Soomaaliya. Qaramada Midoobey waxaa ay kaloo sheegtay in tiro…