1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo Iyo Kismaayo Oo Ay Ka Socoto Dhageysiga Musharrixiinta Aqalka Sare Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa hadda ka soconaya dhageysiga khudbadaha musharrixiinta aqalka sare ee ka imaanaya degaannada Koonfur Galbeed. Musharrixiintani oo liiskooda uu horey u soo saaray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Tayeynta Waxbarashada Dalka Wasaaradda Waxbarada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxay sheegtay iney wado Qorshe lagu kala saarayo tayada jaamacadaha ka howlgala dalka gaar ahaan magaalada mugadishu ee caasimadda dalkeena hooyo. Agaasimaha waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Cadaado Kaddib Doorashadii Jowhar Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo qaar kamid ah xubnaha aqalka sare ee Galmudug ayaa dib ugu laabtay magaalada Cadaado. Wafdigani uu hoggaaminayay madaxweyne Guuleed ayaa magaalada Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Mahiigaan Ah Oo Maasheeyay Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay ka da’een roobab mahiigaan ah oo dadka iyo duunyada ay si wacan ug diirsadeen. Roobabkani oo ahaa kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Dagaallo Ka Dhacay Sh/hoose Shacab badan oo ku dhaqnaa deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa billaabey in deegaankaasi ay isaga barakacaan kadib dagaallo kusoo noqnoqday halkaasi. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa habeenadii ugu dambeeyay xoojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Roob Ka Da’ay Gobolka Hiiraan Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay roob wata Dabaylo oo ka da’ay deeganno ka tirsan gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanno dhaca galbeedka gobolkaasi. Roobkan ayaa waxaa ka dhashay fatahaad sababtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka PUNSAA Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Dagaallada Gaalkacyo Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed ay dalladu shaacisey ayeey ku sheegtay iney aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo Ka Codsaday Inaan Mar kale Dib loo Dhigin Doorashooyinka Xildhibaan Axmed Obsiiye Gacan oo ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida Somaliland, ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo xisbiyada siyaasadda waxa uu ugu baaqay iney ka wada qayb qaataan…
3 daqiiqo Sheeko:War Xil.Dalxa: Beesha Caalamku Waxay Soomaaliya U Yeerinayaan Waxaan Danaheeda Ahayn Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan guddi hoosaadka arrimaha dibadda baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wereysi gaar ah siiyay goobjoog News ayaa si kulul u weeraray beesha caalamka oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 40 Qof oo Ku Geeriyootay Dagaallo u Dhexeeya Xoolo-dhaqato iyo Beeraaley Dalka Nigeria Mid ka mid ah ururrada beeraaleyda ah ee waqooyi-galbeed Nigeria ayaa sheegay in 40 qof lagu dilay weerarro lala beegsaday xoolo-dhaqato qabiil loo yaqaanno “Fulani”. Hoggaanka mideynta dadka ee galbeedka…