1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay halkaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeeysa maamullada Puntland iyo Galmudug, xilli la wado dedaal Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Hambalyo u Diray Madaxda Cusub Ee Hirshabelle Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hirshabelle. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu yiri: Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Madaxda Hirshabelle Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Taariikhda Madaxweyne Cali Cabdullahi Cosoble Iyo Barnaamijkiisa Cali Cabduulahi Cosoble ayaa goordhaw loo doortay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cosoble ayaa madax ka noqonaya maamulka federaalka ah kan ugu da’da yar, uga dambeeya dowlad goboleedyada Soomaaliya laga dhisayo. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Cali Guudl-Laawe Xuseen Cali Guudl-laawe Xuseen ayaa goordhaw ku guuleystay jagada madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, 86 cod ayuu helay halka Cali Xasan Taakow uu helay 10 cod, sidaa waxaa uu ku noqday madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali C/laahi Cosoble Oo Loo Doortay Madaxweynaha Hirshabelle Goor dhow waxaa soo gebogebowday doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo ka soconeysay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa xilkaan ku tartamayey musharraxiinta kala ah Cali C/laahi Cosoble iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Billaabatey Jowhar Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka billaabatay codeynta doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Cali Maxamed Caraale oo kamid ah musharraxiinta u taagnaa xilka madaxweynaha Hirshabelle ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayo Aqalka Sare Ee Galmudug Munaasabad lagu soo dhoweynayay xubnaha aqalka sare ee Galmudug ee lagu doortay magaalada Cadaado ayaa waxaana ka qeyb galay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed. Hadalladii munaasabaddani laga jeediyay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Gobolka Hiiraan “Dib Ayaan Ugu laaban Doonnaa Degaannaddii Laga Soo Baxay” Col. Tawane Axmed oo ah taliyaha ciidanka dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay ka bixitaanka ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen degaanno ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug “Beel Caalam Shaqo Kuma Lahan Dadka Aan Soo Dooranay” Xukuumadda Galmudug ayaa ka hadashay qaabkii ay u qabsoontay doorashadii aqalka sare ee ka dhacday magaalada Cadaado labadii maalin ee la soo dhaafay. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Galmudug Daahir Faarax…