Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Garoonka diyaaradaha ee Cadaado waxaa Raysal wasaare Sharmaarke ku soo dhoweeyay madaxweynaha Galmudug Cabdikariin…