2 daqiiqo Sheeko:War Musharrixiinta Aqalka Sare Ee Galmudug Oo U Khudbeeyay Baarlamaanka Galmudug Musharrixiinta aqalka sare ee ka imaanaya dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta ka hor khudbeeyay baarlamaanka maamulkaasi oo soo dooran doona. Khudbooyinka ay jeediyeen mudanayaasha oo intooda badan u badnaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Godinlabe Iyo Dagaal Halkaas Ka Socda Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu la socdo madaxweyne ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa ayaa gaaray degaanka Godinlabe. Dagaal ayaa dib uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: “Madaxweyne Xasan Ayaa Amray In Shir Siyaasadeed Aan Baladweyne Lagu Qabanin” Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo ammaanka ee gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka ayaa ka hadlay amar laga soo saaray shirarka siyaasadeed ee lagu qabto magaalada Baladweyne. Axmed Cismaan Cabdulle(Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Ahlu Sunna Oo La Wareegay Degaanka Godinlabe Ee Gobolka Galgaduud Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa gudaha u galay maanta degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud halkaasoo ay gacanta ku hayeen ciidanka Galmudug. Degaanka Godinlabe ayaa maalmahan waxaa isku hayay ciidanka NISA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Liyuu Booliska Oo Weeraray Degaanka Kaxandhaale Warar degdeg ah oo iminka naga soo gaaray degaanka Kaxandhaale ee ku dhow xuduudda uu gobolka Galgaduud la leeyahay dalka Itoobiya ayaa ku warramaya in dagaal uu ka socdo halkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddex Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen dadka degaanka Xarakada Alshabaab ayaa seddex qof ku dishay degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay shalay la wareegeen kadib ka bixitaankii ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo Siyaabo Kala Duwan Uga Dhacay Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degaanno ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay ka jiraan xaalado dagaal oo wajiyo kala duwan leh. Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan kuwa Nabad sugidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani oo si Rasmi ah u Shaaciyay Liiska Musharixiinta u Tartameysa Matalaada Xisbiga ee Doorashada Somaliland Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa kala reebay musharaxiintii faraha badneyd ee u taagnaa tartanka jagada musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa gudaha xisbiga, doorashada madaxtimada Somaliland ee la filayo bilowga…
2 daqiiqo Sheeko:War Saamiyada Samsung oo hoos u sii dhacay ka dib dhibaatadii Note 7 Saamiyada Samsung Ayaa Hoos u sii dhacay maanta oo arbaca ah ka dib markii ay shirkaddu sheegtay in dib loo celinayo moodelka note 7 ee ay shirkaddu soo saarto. Saamiyada…
3 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Carabta oo ka Hadlay arrimaha Badda iyo Doorashooyinka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan guddiga arriamaha dibadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goobjoog uga warramay isagoo jooga magaalada Qaahira, shir ay isku arkeen baarlamaanada Carabta iyo kan Afrika…