2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa “Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Waa Inay Dhacdaa 15-ka Bishaan Ka Hor” Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay howlaha horyaalla baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle oo lagu dhaariyay magaalada Jowhar. Wuxuu sheegay in howlo adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Xooggan Oo Dib Uga Qarxay Galbeedka Gaalkacyo War degdeg ah oo iminka naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalka dhanka galbeed ee magaaladaasi. Maanta ayaa gudaha Gaalkacyo laga maqlayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdi Gorod Oo Ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo Iyo Duqeyntii Jeexdin Suldaan Cabdi Gorod Qaamuus oo kamid ah salaadiinta Galmudug ayaa si adag uga hadlay dagaallada weli ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Ucid oo Ku Dhawaaqay Siyaasad Cusub oo Dhanka Xulista Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ah Musharaxa Madaxweynimo ee xisbiga mucaradka ah ee Ucid ayaa ku dhawaaqay inuu bedeli doono habkii siyaasadda musharaxnimada madaxweyne ku xigeenka oo markii hore laga xulan jiray gobollada galbeedka, isagoo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Hubeysan Oo Labo Qof Ku Diley Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in lagu dilay labo nin halka lagu dhaawacay afar qof oo kale oo dhammaantood ah dad shacab ah. Nin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimaha Lagu Kireeyo Guryaha Magaalada Cadaado Oo Sare U Kacay (WARBIXIN) Waxaa si isdabajoog ah u socda guryaha magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana lagu sameynayaa hagaajin iyo dib u qurxin. Qiimo koror ayaa ku yimid lacagta lagu kireynayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Qaxootiga Xerada Dhadhaab Ku Qasbeysa In Dalka Dib Ugu Soo Noqdaan Kenyaanka ayaa la sheegayaa in ay bilaabeen si qasab ah ay ku soo celiyaan qaxootiga Soomaaliyed ee ku jira xerada Dhadhab, arrintaas oo ka hor imaaneysa dhowrista xuquuqda aadanaha. Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabad Joojintii Magaalada Gaalkacyo Oo Burburtay Kadib Heshiiskii Shalay Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay ka dhacayso galbeedka magaaladaasi rasaasta ay isku adeegsanayaan ciidamada labada dhinac ee weli isku horfadhiya duleedka Gaalkacyo. Ciidamada Maamullada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow waxa uu ku qarxay xaafadda Suuq Bacaad, degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidanka NISA ay gacanta…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Galmudug Oo Ka Digey Meelmarinta Liiska Aqalka Sare Ee Galmudug Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Galmudug Oo Ka Digey In La Meelmariyo Xubnaha Musharrixiinta Aqalka Sare Ee Uu Soo Gudbiyay Madaxweynaha Maamulkaasi Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa si…