1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Ka Kooban Dhowr Qodob Oo Laga Gaaray Xiisadda Magaalada Gaalkacyo Kulan maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo ay isugu yimaadeen culumada iyo waxgaradka wada deggan magaaladaasi ayaa heshiis looga gaaray dagaallo dhanka galbeed ee Gaalkacyo seddex maalin ka socda. Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Norwey oo Sheegtay iney Ka Qeybqaadaneyso Horumarka Somaliland Ku xigeenka safiirka dalka Norwey u fadhiya dalka Kenya Mr Febrown Henis oo soo booqday magaalada Hargeysa ayaa kulan la qaatay wasiirka macdanta iyo tamarta ee Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale,…
1 daqiiqo Sheeko:War Koonfur Galbeed Oo Gudbisey Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Maamulka Koonfur Galbeed ayaa guddiga doorashooyinka dadban ee Heer Federaal waxay usoo gudbiyeen liiska musharraxiinta aqalka sare. Liiskan oo uu soo saxiixay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Sheekh Aadan ayaa waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka oo Ka Fiirsanaya Murashaxnimada Donald Trump Waxaa warbaahinta Mareykanka aad u qabsatay cajalad fadeexad ku noqotay murashaxa Jamhuuriga ah ee Donald Trump oo horey looga duubay, cajaladda ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Trump oo aflagaaddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Laga Maqalayo Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay rasaas goos goos ah isku weydaarsanayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ee magaaladaasi ku dagaallamay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Loo Xilsaaray Kala Reebista Musharxiinta Xisbiga Waddani oo Howshoodii soo Gabagabeeyay Xog-hayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa sheegay iney in guddigii xisbiga uga xilsaarnayd soo xulista iyo kala reebista musharaxiinta u tartamaysa jagada madaxweynaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Komishinka Doorashooyinka Somaliland oo Dhaqaale Yari Xooggan ay Soo Waajahaday Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa kala direy shaqaalihii muhiimad weyn u lahaa howshooda wax qabad arrimo lagu sheegay dhaqaale yari darteed. Ma jirto warar rasmi ah oo kasoo baxay dhinaca guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lasoo sheegayaa iney ka taagan tahay biyo la’aaan baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Tuulooyin dhowr ah oo hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Ergooyinka Soo Xulaya Xildhibaannada Oo La Xareynayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa ka socota qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu xareynayo ergooyinka soo xuli lahaa xildhibaannada baarlamaanka Federaalka ee ka imaanaya gobollada Jubbaland. Waxgarad iyo Odoyaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Gadooday Jubbaland Ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa la sheegay iney ka gadoodeen maamulkaasi, kadib markii muran uu soo kala dhexgalay iyo ciidan kale oo ku sugan saldhigga Kismaayo. Wararku waxay sheegayaan…