1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Oo Ku Wajahan Jowhar Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu gaaro guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Madaafiic Ku Dhacday Degmada Wadajir Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic dhowr ah oo habeenkii xalay ahaa ku dhacday xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dhowr Madfac oo hoobiye ah ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guddiga Doorashada Dadban: Meesha Ka Muuqo Ama Ka Maqnow Meel ama ka muuqo ama ka maqnow, waa oraah Soomaaliyeed oo dad badan aaney la jaan-qaadi Karin, arrimaha doorashada ee sanadkan, waxaa imtixaankii ku dhacay madasha hoggaanka qaran, maamul goboleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xiis ” Annagu Aqalka Sare iyo Mid hoose Toona Ka Qeybgali Mayno” Xildhibaan Xiis Muuse Cawl oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inaaney doorashada dadban ka qeybgaleyn illaa laga xallinayo cabashadooda aqalka sare.…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland, Jubbaland Iyo Galmudug Oo Soo Gudbiyey Musharraxiinta Aqalka Sare Maamullada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa guddiga dorashada dadban ee heer Federaal waxay usoo gudbiyeen liiska musharraxiinta aqalka sare oo maalmahanba laga sugayey. Liskaan oo ay ku wada qoran yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Caawa Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho War degdeg ah oo hadda soo gaaray Goobjoog News ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku dhacday degmada Wadajir ee magaaladan Muqdisho. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Hoggaanka Qaran Oo Muqdisho Shir Ku Yeelan Doonta 10-ka Bishan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi doonto waqtiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Labo Maamul Kama Wada Talineyso Magaalada Gaalkacyo” Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkiisa kadib safar shaqo oo uu ku joogay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Guuleed wuxuu ugu horreyn ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Soomaaliya Oo Cadaado U Gaaray Xiritaanka Ciidamo Dhameystay Tababar Taliyaha ciidanka booliska dowladda federaalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado. Taliyaha ayaa magaalada Cadaado waxaa ku soo dhoweeyay madax iyo masuuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Galmudug Iyo Puntland Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Dagaalka Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay mar uu la hadlay Goobjoog News in uu ku baaqayo in la joojiyo…