2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/Qaadir Sheekh: Sababta Magaalada Muqdisho Loogu Juujuubayo Doorashada Xildhibaannada Hiiraan iyo Sh/dhexe Macneheeda Waa La Fahmi Waayay Xildhibaan Cabduqaadir Sheekh Xanafi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah aan la yeelnay ayaa sheegay in ay la yaabahan yihiin sababta magaalada Muqdisho loogu juujuubayo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Tanaasulay Xilka Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga oo Dib Loo Dhigay Shirkii golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo ku beegnaa 10-ka bishan October ayaa muddo sagaal maalmood ah dib loo dhigay si xisbigu soo dhaweyn ugu sameeyo Laba garab oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Wada Xaajoodka Ganacsiga Xorta ah ee Mareykanka iyo Midowga Yurub oo Aan U Hakan Doonin Doorashada Mareykanka Mareykanka iyo Midoga Yurub ayaa Jimcihii sheegay iney sii wadi doonaan wadahadalka u socda labada dhinac ee gor gortanka wadahadallada looga gol leeyahay heshiis ganacsi xor ah oo magacihiisu yahay;…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaatna Hurricane Matthew Oo KuSii Jeeda Savannah, Georgia iyo South Carolina Dufaan Xoggeeda dabeesha lagu sheegay markii ay dabeesha yaraatay ilaa 177 KM saacaddii, ayaa la sheegayaa in ay ku dhufatay xeebaha Mareykanka iyadoo weli laga cabsi qabo magaalooyin hor leh.…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle Oo Maanta La Shaacinayo Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu shaaciyo, laguna dhaariyo xildhibaannada baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabelle. Waxaa socota qabanqaabada munaasabad la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Hala Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Gaalkacyo ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Mandera Wararka ka imaanaya magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dalkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan xaafadaha magaalada Mandera. Ciidamadaan ayaa la sheegay iney galayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Jirta Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo saakay oo Sabti ah, waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudug. Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu arkayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadaha Mareykanka iyo Canada Oo Looga Digay Amiga Qaahira Safaaradaha Mareykanka iyo Canada ee Masar ayaa uga digay Jaaliyadahooda degan Qaahira in ay tagaan Suuqyada, Shineemooyinka iyo goobaha dadka isugu yimaadaan Maalinta Axadda, October 9, Dhinaca kale, Wasaaradda arrimaha…