2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Dhallinyarada Ku Xiran India Yihiin Kalluumeysato Xildhibaan ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhallinyarada ku xiran dalka India ay yihiin Kallumeysato ay afduubteen maraakiibta dalkaasi. Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in Galmudug ay xoogga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddiga Doorashada Madaxweynenimo ee Dalka Kenya oo Is casilay Guddiga doorashada madaxweynenimo ee dalka Kenya ayaa dhamaantood is casilay, ka dib is qabqabsi iyo dibadbaxyo ay mucaaradku xukuumadda ku cadaadiyeen in guddigaa shaqada laga fariisiyo. Agaasimaha madaxtooyada Kenya Joseph…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka GDDF“Ma Rajeynayo In Mar Kale Uu Dib u Dhac Ku Yimaado Barnaamijka Doorashooyinka” Afhayeenka guddiga doorashada dadban ee federaalka ah Mudane Maxamed Keynaan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray in ay mar kale dib u dhigaan doorashada 2016-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Geedoole oo Xukuumadda Siilaanyo Kula Taliyay Hagaajinta Xiriirka Beesha Caalamka Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole ayaa ugu baaqay kuxuumadda madaxweyne Siilaanyo iney ilaaliso xiriirka Beesha Caalamka oo baryihii dambe soo xumaanayay. Wasiir Geedoole oo horey…
2 daqiiqo Sheeko:War Muna Al-Sharmani Dr. Muna Al-Sharmani waa Abuukaate Soomaaliyeed oo dowli ah, waxaa ay dhawwaan noqotay hadal-heynta shacabka Soomaaliyeed kadib markii dalkeenna ay u matashay dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya taas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Mandhera (Sawirro) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ka geysteen magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Puntland Waxaa Ka Jirta Xaalad Khatar Ah” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay abaar baahsan oo ka jirta deegaannada uu maamulkaasi ka taliyo. Wuxuu sheegay Gaas in Khatar aad u weyn ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Nugaal Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi. Deegaannada Waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:War Haddii Dakhliga Ku soo Gala Maalintii Uu Gaarsiisan yahay Qiimahan Ogow Inaad Ku Nooshahay Saboolnimo Ba’an Warbixin dhawaan kasoo baxday Bangiga Adduunka ayaa sheegeysa in saboolnimada ba’an ay si habsami leh hoos ugu dhacday dunida oo dhan, laakiin ol’olihii la doonayay in noocan sabaalnimada ah lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Godinlabe Oo Shalay Lagu Dagaallamay Xaalad deganaansho ah ayaa saakay oo Khamiis ah laga soo sheegayaa deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaas oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada NISA iyo maleeshiyaad hubeysan. Ma jirto wax…