1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Gaalkacyo Waxaan Kula Dagaalney Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu u dhaxeeyay iyaga iyo Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaasi C/llaahi Quraan Jecel oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Oo Maanta Loo Gudbinayo Guddiga Doorashada Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada dadban ee 2016 loo gudbiyo liiska musharraxiinta xubnaha aqalka sare, kadib markii uu dib uga dhacay waqtigii loogu talogalay. 5-tii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Puntland Ku Eedeysay Inay Soo Qaaday Dagaalka Galbeedka Gaalkacyo Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Barre Yuusuf ayaa ka hadlay dagaal saaka dib uga qarxay dhanka galbeedka ee magaalada Gaalkacyo. Xirsi Barre ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Gaalkacyo Inta la xaqiijiyay 6 qof ayaa ku dhimatay dagaalka oo mid kamid ah ay tahay haweeney halka in ka badan 10 ruuxna ay ku dhaawacmeen oo kala ah labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda: “Waa In Degdeg Loo Dhameystiraa Xildhibaannada Hirshabeelle” Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan ay marayso howsha maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe taasoo ka socota magaalada Jowhar. Ergada ayaa ansixisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Saameeyay Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Jira Degaanno Ka Mid Ah Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay ka jiraan abaaro xooggan oo sababay inay saameeyaan nolosha dadka iyo duunyada. Degaannada ugu daran ee gobolka Sanaag oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu saakay oo Jimco ah ka billowday dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:War UNESCO: Waxaan U Baahannahay 69 Milyan oo Macallin oo Dheeraad ah Si Loo Gaaro Himilooyinka Waxbarasho ee 2030-ka Ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa xaqiijayay in loo baahan yahay 69 Milayn oo macallin oo dheeraad ah si loo helo waxbarashada aasaasiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Waa Diyaar Xubnaha Aqalka Sare” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhankooda ay diyaariyeen xubnaha aqalka sare oo maalmahan dambe diyaarintooda ay ka socotay gobollada dalka. Wuxuu sheegay in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Abaarta Ka Jirta Puntland Dadka iyo duunyada ayaa oon dartiis ugu geerioonaya degaanno ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland kadib abaaro ku dhuftay gobollada waqooyi Bari. Degaannada ay ka jiraan abaaraha xoogga leh iyo…