1 daqiiqo Sheeko:War Muhiimadda ay leedahay waddada 26-ka June ee maanta lagu bilaabay dayactirka Dhismaha waddada 26-ka June ee Degmada Hodan wuxuu leeyahay muhiimad weyn oo la xiriirta isku socodka, amniga, iyo horumarka bulshada. Waddadan ayaa ah mid xiriirisa laba isgoys oo aad muhiim…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya Oo Beenisay In Ciidamo La Geeyay gobolada Sanaag iyo Sool Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay warar la isla dhexmarayay oo sheegayay in Dowladda Federaalka ay ciidamo geysay gobollada Sanaag iyo Sool.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ka dhacay dibadbaxyadii ka dhacay dalka Kenya oo sii kordhaya Tirada dadka ku dhintay dibadbaxyadii ka dhacay dalka Kenya ayaa sii kordhaysa, ayadoo la xaqiijiyay in geeridu hadda ay marayso ilaa shan qof, ka dib markii hal qof lagu toogtay…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Puntland oo hanjabaad u diray SSC-KHAATUMO Madaxweynaha Dowlad Goboleeda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay xaaladda gobolka Sanaag ayaa sheegay inay deegaankaas taladiisu taallo Puntland, asagoo masuuliyiin Sanaag ka soo jeeda ee DFS ku jira…
2 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyadda ka socda Kenya Kenya waxaa maanta hareeyay mudaharaadyo ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal dhalinyaro ah, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Gen Z, kuwaasoo waddooyinka waaweyn ee Nairobi iyo magaalooyin kale kusoo baxay xuska…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa ka soo baxay kulankii madaxwehneyaasha Soomaaliya iyo masar ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo eedeyn usoo jeediyay Madaxweyne Guudlaawe kana hadlay doorashadii maanta ka dhacday Balcad Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar Balcad, ayaa si adag uga hadlay doorashadii lagu qabtay degmada Balcad, isaga oo eedeyn culus u jeediyey hoggaanka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay ciidan ka qoranayso gobolka Sanaag Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay ciidamo ka qoranayso gobolka Sanaag, si ay warbaahinta u sheegeen masuuliyiin ka tirsan DFS oo gobolkaas ka soo jeeda. Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:War In ka badan 50 qof oo ku geeriyooday fatahaado maasheeyay gobolka Texas ee dalka Mareykanka Ugu yaraan 43 qof oo ay ku jiraan 15 carruur ah ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen kadib fatahaado degdeg ah oo ka dhacay bartamaha gobolka Texas, sida ay sheegeen hay’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Itoobiya oo si rasmi ah ugu dhawaaqday inay shidaalkii ugu horreeyay ka soo saartay deegaanka Soomaalida Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay ku guulaysatay soo saarista shidaal ay muddo dowlad deegaanka Soomaalida si qarsoodi ah uga qodaysay, waxayna sheegtay in dhowaan shidaalkaas la iib geyn doono. Ra’iisul…