2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Qatar oo war ka soo saartay booqashada madaxweynaha Soomaalila Ayadoo madaxweynaha Soomaaliland uu maalintii seddaxaad ku suganyahay caasimadda Dooxa ee dalka Qatar, ayay Wasaaradda arrimaha dibedda dalkaasi war ka soo saartay kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliland iyo Ra’iisul Wasaaraha,…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaaraha Qatar oo Qaabilay Madaxweyne Cirro Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa maanta si rasmi ah ugu qaabilay magaalada Doha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan MaxamedCabdillaahi(Cirro), oo booqasho rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israa’iil oo dalbaday in si degdeg loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12…
1 daqiiqo Sheeko:War Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Dadweynaha Ku Xiran Facebook-ga Goobjoog Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo loo magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Suudaanta Koonfureed Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan dalka Suudaanta Koonfureed, sidoo kalena…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ka Hadlay Dagaalka Dhaqaale ee ay Dowladda Soomaaliya ku Qaaday Al-shabab. Toko56 is the best in the world bro Discover the finest Gucci replica bags that offer luxury and affordability. Find stunning Omega replica watches that combine elegance, durability, and precise…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Eritrea oo si kulul u cambaareysay Dowladda Itoobiya iyo Khilaafka labada dowladood oo cirka isku shareeray Dowladda Eritrea ayaa si kulul u cambaareysay Dowladda Federaalka Itoobiya, iyada oo ku eedeysay inay wado olole diblomaasiyadeed oo loogu talagalay in lagu muujiyo Eritrea inay khatar ku tahay Itoobiya,…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu ka dhiganyahay Heshiiska Rwanda iyo DRC Congo? Dalalka Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo muddo dheer ay xurgufi ka dhexaysay ayaa heshiis nabadeed oo Mareykanka iyo Qatar ay dhexdhexaadiyaal ka yihiin ku kala saxiixday magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland & Jubbaland oo Taageeray Doorashooyinka Dowladaha Hoose, Balse diiday wax ka bedelka Dastuurka iyo Qodobo kale Dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyey qabashada doorashooyin qof iyo cod ah oo ka dhaca heerka dowladaha hoose, iyagoo u arka tilaabo muhiim u ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Soomaaliya oo soo saaray amarro ku saabsan maalmaha xorriyadda Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray amarro culus oo ku aaddan xuska maalmaha xorriyadda, ayagoo ka digay in aan wax rasaas ah la ridi karin si loo weyneeyo munaasabadaha todobaadka xorriyadda.…