1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Diinsoor Oo Sheegay In Ay Howlgal Ku Qabteen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Guddoomiyaha degmada Diinsor ee gobolka Baay Ibraahim Shigshigow oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka warbixiyey xaaladda degmadaasi iyo sidoo kale howlgallo ay ciidanka Koonfur Galbeed ka sameeyeen degmada Diinsoor.…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee Puntland Oo Farriin u Diray Waxgaradka Ku Howlan Soo Xulista Xildhibaannada Maanta waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal saxaafadda kula hadlay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland, iyaga oo ka hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka xildhibaannada aqalka hoose. Faadumo Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Cidna Uma Ogolin Taako Ka Mid Ah Dhulka Soomaaliyeed Kumanaan qof oo banaanbaxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo muujinayey sida ay ku diidan yihiin hamiga Kenya ee sheegashada Badda. Dadkan oo socod kusoo maray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Dhimatay Wabiga Shabeelle, Degaanka Beexaaw Ee Gobolka Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya degaanka Beexaaw oo hoostaga magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta tuuladaasi ay ku dhinteen labo ruux. Labadaan ruux ayaa kamid ahaa dadka shacabka ah ee degaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ka Digay In Labo Maamul Looga Dhawaaqo Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe Qaar kamid ah siyaasiyiinta gobolka Hiiraan kuwooda ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi ayaa ka digay maamullo isbarbaryaac ah in looga dhawaaqo magaalada gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Siyaasiyiintani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Ciidamada Galmudug Waa Inay U Diyaargaroobaan Ilaalinta Amniga Inta Doorashooyinka Lagu Jiro Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta booqday xeryo ciidan oo ku yaalla magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaasi. Xeryahani ciidan oo uu kormeeray madaxweyne ku xigeenka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 5 Milyan Oo Soomaali Ah Ayey Heysaa Cunno Yari Warbixin ay talaadadii soo saartay hey’adda qaramada midoobeyayaa waxaa lagu sheegay in ilaa 5 Milyan oo Soomaali ah ay heyso cunno yari ba’an, tiradan oo ah mid aad u badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka laga helayo nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxa ayaa la sheegay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug Oo Hay’adaha Aan Sharciga Heysan Faray Inay Isa Soo Diiwaangeliyaan Maamulka gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ka si adag uga hadlay hay’ado samafal ah qaarkood oo ka howlgala degaanno ka tirsan gobolkaasi. Kulan maanta maamulka uu isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Hammiga Kenya Ee Badda Soomaaliya Oo Ka Socda Muqdisho (Sawirro) Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka billowday dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan Kumanaan shacab ah, waxaana dibadbaxani loogaa soo horjeedaa hamiga Kenya kasoo galay Badda Soomaaliya. Dibadbaxan waxaa soo abaabulay…