2 daqiiqo Sheeko:War Goodax: Maamulka Laga Dhisayo Jowhar Waa Mid La Damacsan yahay In Xildhibaanno Lagu boobo Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay goobjoog News ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka Baladweyne ay go’aan ku gaareen iney sameeyaan maamul…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo oo Go’aankii kala Qaadista Doorashooyinka ka leexinaya Caqabada Sharci ee Hortaagan Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa codsi dib u eegis qaraar ah u gudbiyay maxkamadda Dastuuriga ah, kaas oo dhigaya in mar la wada qabto doorashooyinka madaxweynaha, madaxweyne ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mandhera Oo Sheegay In Ay Adkeeyeen Amniga Kadib Cabsi Kaga Timid Al-shabaab Maamulka magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in ay aad u adkeeyeen amniga guud ee magaaladaasi, kadib markii ay casbi uga timid dhanka Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Fredrick…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Qardho Ee Gobolka Bari Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in maanta safar uu ku aado magaalada Qardho ee gobolka Bari. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Sheegtay In Ay Kordhin Doonto Ciidankeeda Ka Jooga Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku kordhin doonaan ciidankeeda ka jooga Soomaaliya si loo xoojiyo dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Theresa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama: 50 Dal Ayaa Balan-qaaday In Ay Qaabilaan Ilaa 360 Kun Oo Qaxooti Ah Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in ilaa 50 dal ay ballan-qaadeen in ay qaabilaan in ka badan 360 oo qaxooti ah, dadkan waxaa uu intaa ku daray in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Loo Xaqiijiyey Iney Heli Doonaan Qoonadada Ay Ku Leeyihiin Dowladda Soo Socota Nafisa Geedi oo ka mid ah guddiga federaalka ee Hirgelinta doorashooyinka ayaa sheegtay in si iloo xaqiijiyo qoonadada haweenka ee 30% uu banaanaan doonaan kuraasta haweenka loogu talo galay haddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Gaarey Magaalada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, xubno ka tirsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: MOU-ga Ma Ahayn Heshiis Kama Dambeys Ah Oo Makamad Meesha Ka Saaraya Qareennada Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda cadaaladda adduunka ka horjeediyay hadallo cad cad, kalsooni iyo caddeymo adag ay ka muuqdaan, iyagoo ku dooday in Soomaaliya iyo Kenya ay horay u wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Galmudug iyo Waxgarad Ku Guuleystay In La Kala Celiyo Geel La Kala Dhacay Waxaa maanta lagu guuleystay in dib loo kala celiyo geel ay iska kala dhaceen dad xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland.…