1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Golaha Deegaanka Degmada Burtinle Ee Gobolka Nugaal Wararka ka imaanaya degamada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in xilligaan khilaaf uu soo kala dhexgalay golaha deegaanka degmadaasi. Khilaafkan ayaa yimid kadib markii ay dhowaan wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Lagala Baxay Guryahooda, Deegaanka Muuri Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in guryahooda lagala baxay 7 qof oo shacab ah maalin un kadib markii halkaasi qarax lagula eegtay ciidamo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendeyaasha Shirweynaha 71-aad ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa Waxaa Maanta magaalada New York ka furmaya Shirweynaha 71-aad ee Jimciyadda Qaramada Midoobey, waa shirkii ugu dambeysay madaxweyneyaal badan oo caalamka ah sida Brack Obama iyo xitaa xogheyaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Maanta Ka Hor Hadli Doonta Maxkamadda ICJ Maanta oo Talaado ayaa lagu wadaa in qareennada u doodaya Soomaaliya ay ka hor hadlaan maxkamadda ICJ oo shalay ka bilaabatey dhageysiga dacwadda ku aadan muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Qoraal Kasoo Saartay Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay arrinta la xiriirta dacwad badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:- Todabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September…
1 daqiiqo Sheeko:War Waxgaradka Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Oo Ku Heshiiyey Tirada Kuraasta Baarlamaanka Maamulka Cusub Ergada ka qeybgaleysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabellaha dhexe ayaa maanta ku heshiiyey tirada kuraasta baarlamaanka lasoo dhisayo ee maamulkaasi yeelanayo. Waxay ergada ku heshiiyeen in kuraasta baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Murashaxa Jibril Ibrahim Cabdule Oo Kusoo Biiray Liiska Murashaxiinta Waxaa maanta si rasmi ah isu soo taagay xilka madaxweynimada Soomaaliya in uu tartamayo 2016-ka murashaxa cusub ee Jibriil Ibraahim Cabdulle, ku dhawaaqista Cabdulle ayaa sidoo kale waxaa ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Qaranka: Doodda Badda Halkan Ayaa Lagu Furayaa, Maxkamaddan Ayaana Xal Ka Gaari Doonta Xeer Ilaaliyaha qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa Goobjoog News u waramay isagoo jooga magaalada Hague, Xeer ilaaliyaha waxaa uu sheegayaa in maalinta bari ah ay Soomaaliya dacwadeeda hordhigi doonto…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Ku Guuleysato Dacwadda Badda Ee Kenya Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda Soomaaliya ee maanta ka furantay maxkamadda caalamiga ah ee Huge. Xildhibaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Cadaado Oo Amarro Cusub Ka Soo Saaray Musharrixiinta Ku Sii Qulqulaya Magaaladaasi Maalmihii dambe waxaa degaannada Galmudug ku sii qulqulayay xubnaha musharrixiinta ah ee u loolamaya ka mid noqoshada baarlamaanka dowladda cusub kuwaas oo soo dhoweyn iyo kulamo loogu qabanayay degaannada ay…