2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Loo Gudbin Doono Qorshaha Ugu Dambeeya Ee Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka ayaa la filayaa in horraanta bisha soo aadan ee August ay madasha wadatashiga qaran usoo gudbiyeen qorshaha ugu dambeeya ee doorashooyinka. Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xayir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuwait Oo Qaban Doonta Shir Lagu Taageerayo Waxbarashada Soomaaliya Ururka The Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO) ayaa jimcihii ku dhawaaqay in sanadka soo socda ay Kuwait martigelin doonto shir ay isugu imaanayaan maalgeliyaal badan oo caalamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaal Marin La Guddoonsiiyey Ardeydii Ugu Sarreysay Imtixaannada Dugsiyada Sare Ee Puntland (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa Garoowe ku qaabilay 13-ka arday ee ugu sarreysay imtaaixaankii dugsiyada sare ee Puntland 2015-2016. Waxaa ardayda kulankaan ku wehlinayey maamulayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiyada Somaliland Oo Heshiis Ka Gaaray Saami Qeybsiga Kuraasta Baarlamaanka Saddexda xisbi ee Waddani , Kulmiye iyo Ucid ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay ku heshiiyeen in saamiga beel kasta ee Somaliland degta ay ka helayso kuraasta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulineysa Gobolka Gedo Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyey safar maalmo qaatay oo ay ku joogaan deegaanno ka mid ah gobolka Gedo. Waxa uu sheegay Madaxweyne ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Iyo Qorbe-joog Ku Kulmay Garoowe (Sawirro) Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay shir ballaaran oo ay wada yeesheen madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehlinayaan ku xigeenkiisa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Nadiifo Maxamed: Haweenka Soomaaliyeed Hammigoodu Waa Ka Sarreeyaa 30% Xildhibaan Nadiifa Maxamed Cusmaan oo horey u ahayd wasiirka howlaha guud ee dalka oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa sheegay in haweenka Soomaaliyeed damacoodu uu ka weyn yahay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Nabad Ka Dhalata Soomaaliya Waxaa Ay Ku Xiran Tahay In AMISOM Lacag Loo Helo Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Amina Maxamed ayaa sheegtay in bulshada caalamka ay mudnaan siiso sii wadista taageerada dhaqaale ee la siiyo ciidamada ka socda midowga Afrika ee jooga Soomaaliya haddii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Wadda Qorshe Lagu Joojinayo Gudniinka Fircooniga Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro gudniinka Fircooniga ah. C/qaadir Sheekh Cali oo ah wasaaraddan ayaa ka hadlay arrinta…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cumar Finish:Doorashooyinka Dadban ee Dalka in La Fuliyo Ayaan U Fadhinnaa haddaan nahay Baarlamaanka Xildhibaan Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Finish” oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah aan la yeelanay ayaa sheegay in siyaasiyiinta dalku ay u fadhiyaan fulinta doorashooyinka dadban…