9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Dhameystiran Waxaa Muqdisho sabtidii lagu soo gabagabeeyay shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka oo looga tashanayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda, shirkan oo saddex maalin socday waxaa ka qeybgalay maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay In Dib u Dhis Lagu Sameynayo Goobaha Danta Guud Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhawaan la billaabi doono dib u dhiska goobaha danta guud ee Kismaayo si ay u hirgasho nidaamka dowladnimada. Garoonka magaalada Kismaayo waxaa shalay oo jimco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Dharkeynley Oo Ku Baaqay Dhismaha Waddooyin Burbursan Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay maamulka gobolka Dhisamaha waddooyin muhiim ah oo burbur xooggan qaba. Cumar Mayre Macow oo ah guddoomiyaha degmadaasi ayaa si gaar ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Si Siman Loo Qeybinayo Raashiin Gargaar Ah Oo Ka Yimid Turkiga Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulka Koongur galbeed Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Maamulka uu sidii loogu talagalay u qeybinayo deeqdii gargaar ee ka timid Turkiga islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Madaafiic Lagu Garaacay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Waxaa deggan xaaladda degaanka Lambar Konton ee gobalka Shabeellaha Hoose halkaasoo lasoo sheegayo in saacadihii la dhaafay lagu garaacay madaafiic. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa deggan degaankaasi waxaana loo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Ka Digey In Doorashada Waqtigeeda Laga Dib Dhigo Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya aysan dadaal badan ku bixin hanaanka Doorashada Dalka iyo sidii loo qaban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Ka Horyimid Ammar Dhawaan Kasoo Baxay Maamulka Gobolkaasi Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay ammar dhawaan kasoo baxay guddoomiyaha gobolkaasi, kaasi oo ku aadan in shirar siyaasadeed aanu ka warqabin maamulkaasi lagu qaban karin gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Inay La Wareegtay Deegaanno Dhawaan Al-shabaab Qabsadeen Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa sheegay inay Ciidamadoodu ka hortageen Dhaq dhaqaaq Ciidan oo Al-Shabaab ay ka sameynayeen Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud. Afhayeenka Maamulka Gobolada dhexe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Uma Dulqaadan Doonno Daandaansiga Somaliland Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba aanay u dulqaadan doonin daandaansi ay sheegeen in maamulka Somaliland ka wado deegaanno maamulkaasi hoostaga. Kulan ay yeesheen wasiirada Puntland oo looga hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Guud Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee 2015-2016. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa sidan u qornaa:-