4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha: UNDP Nama Siin Qarash Lagu Maalgeliyey Tartanka Ciyaaraha Ee Maamul Goboleedyada Xirfadda Kubadda Cagta ayaa ka mid ah mihnadaha laga helo Qiimo lacageed, iyadoo shaqooyin loogu abuuro dadka ciyaara ama maamula sida cayaartooyda, macallimiinta Milkiilayaasha Kooxaha, Madaxda xiriirada iyo dadka daawada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Deegaanka Leego Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah iyo dagaal ka dhacay gobolka Shabellaha Hoose, gaar ahaan duleedka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose halkaasi oo waxyeello ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 12 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Albaabka Xerada Xalane Ee Muqdisho (Sawirro) Goobjoog News ayaa u suurta gashay in si horudhac ah u hesho khasaaraha ka dhashay Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Albaabka xerada Xalane kuna dhow garoonka diyaaradaha Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Albaabka laga galo xerada Xalane oo ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Ka Dhacay Nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho Labo qarax oo aad u xooggan ayaa goor dhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaa oo guud ahaan laga maqlay magaalada. Qaraxyada iyo halka lala…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Axmed Mayow” Doorashooyinka Dalka Kama Dib Dhacayaan Bisha Saptember” Axmed Mayow Cabdulle “Korneyl Ruush” oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Goobjoog News u sheegay inuu aaminsan yahay in doorashooyinka dalku aaney ka dib dhacayn bisha September. Xildhibaanka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Qorsheyaal Horumarin Ah Ka Wada Gaalkacyo Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmdug ayaa wada qorsheyaal cusub oo lagu horumarinayo degmadaasi, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo maamulka Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre oo ah duqa magaalada Gaalkacyo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Billaabay Inay Isku Uruursadaan Deegaanno Ku Dhow Degmada Guriceel, Galgaduud Ciidamo badan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaqyo ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadan oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Degmada Aw-dheegle Ee Gobolka Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay faarujiyeen degmadaasi oo shalay gelinkii dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 19 Qof Oo Toorey Lagu Dilay Dalka Japan 19 qof ayaa Toorey lagu dilay meel dadka Baahiyada gaarka ah qaba lagu xanaaneeyo oo ay ku jiraan, sidaa waxaa sheegtay hey’adaha gargaarka dalka Japan. Dhacdada oo maanta ka dhacday…