1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Burundi Oo Ciidamo Cusub Usoo Dirtay Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa Soomaaliya u soo dirtay ciidamo kuwaas oo ka mid ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM, ciidamadan ayaa bedelaya kuwa kale ee horay uga baxay Soomaaliya kuwaa oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad oo Goobjoog Uga Warbixiyay Ulajeedada Safarkooda Magaalada Baladweyne Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa Goobjoog News uga warbixiyay ulajeedada safar ay ku gaareen xubno xildhibaanno ah oo uu hoggaaminayo magaalada Baladweye. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaare Cumar: Janaraal Caare waxa uu ahaa shaqsi naftiisa u huray sidii loo horumarin lahaa Ciidanka xoogga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashid ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Janaraal Cabdiraxmaan Warsame Cilmi Caare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Janaraal Caare ayaa muddo dheer ka tirsanaa ciidanka xogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Bakool Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal guud oo maalintii Labaad uu sheegay inay ciidamada ka wadaan degaanno hoostaga magaalada Xudur. Guddoomiye xigeenka dhanka ammaanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Laguma Dhisin Cabsi, Tim Kaine Tim Kaine oo ah ninka ay Clinton u dooratay ku xigeenka ayaa hadlay isagoo sheegay in Mareykanka aan lagu dhisin cabsi, hadalkaas oo liddi ku ahaa Trump. Kaine oo weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka NUSOJ Oo Soo Dhaweeyay Go’aan Kasoo Baxay Maxkamadda Sare Ee Dalka Ururka saxafiyiinta NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aan ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka oo lagu amray in wasaaradaha Dowladda federaalku ay la shaqeeyaan ururkaasi. Xoghayaha ururka NUSOJ Maxamed Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xilka Ka Qaadi Doona Guddoomiyihii Degmadiisa Isbaaro Lagu Dhigto Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in degmadii lagu arko isbaaro uu guddoomiyaha degmadaasi xilkiisa ku weyn doono. Hadalkani ayaa yimid kadib kulan ay maanta Muqdisho ku qaateen guddoomiyeyaasha gobolkani Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray B/weyne Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye xigeenka Labaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiye xigeenka Labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad iyo masuuliyiin kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan, Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 8 Qof Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Maxkamadda Darajada Koowaad Ciidanka qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta oo Axad ah waxay dil toogasho ah ku xukunta Sideed qof oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen dilka taliyahii qeybta…