1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog FM, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Maxamed Cabdi Xuseen, waxaana soo saaray Hanad Cali Guuleed. Riix halkaan si aad warka u…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Dib u Dhaca Doorashooyinka Ku Eedeeyay Beesha Caalamka Dr Cabdi Cali Xasan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in eedda dib u dhac doorashada ay leedahay beesha caalamka. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Faah Faahisay Howlgallo Dad Lagu Qabtay Oo Ka Dhacay Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo ay ciidamada amniga ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha ku yaalla magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka J/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanka Beerxaano ee gobolka Jubada Hoose. Deegaankaan oo ku dhow gobolka Jubada Hoose ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Kulmay Gobolka Sanaag Oo u Digay Somaliland Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Sanaag ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen xiisadaha ka jira deegaanno ka mid ah gobolkaasi, iyaga oo digniin u diray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah bariga gobolka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa ahaa mid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Doorashada Dib U Dhigay?! Doorashada in ay dib uga dhacday xilligii lagu ballamay arrinkaas muran ka ma jiro, weliba waxaa raalli ka ah haatan dowladda federaalka ah, maamul goboleedka iyo beesha caalamka! Siyaasiyiin, aqoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carruur La Il Daran Cudurka Maqaarka Ku Dhaca Oo Waalidkood Uu La Hadlay Goobjoog News In ka badan 40 carruur ah oo ku nool Wajer iyo tuulooyinka ku hareereysan ayaa la sheegayaa inay la il daran yihiin cudurada ku dhaca maqaarka ah. Xasan Salaad Geedi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Aqbalay Murashaxnimada Xisbiga Jamhuuriga, Una Dhaartay Clinton Donald John Trump ayaa khamiistii jeediyay khudbad dheer oo socotay 1 saac iyo 15 daqiiqo, Khudbaddan oo lagus heegay mid holac ah, waxaa uu ugu horeyn aqbalay murashax in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Gobolka J/hoose Oo Ciidanka Dowladda Iyo AMISOM Howlgallo Gaar Ah Ka fuliyeen Waxaa deggan xaaladda degaanno ka tirsan gobalka Jubbada Hoose oo howlgal qorsheysan uu ka dhacay saacadihii lasoo dhaafay. Wararka aynu ka heleyno degaan lagu magacaabo Burkooy oo ka tirsan Jubbada…