1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland: Dadka Amni Xumida Ka Wada Gaalkacyo Cirka Kama Imaan Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan dadka amni xumida ka wada waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maalmahan kusoo badanayeen falal…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dani “Isbedel ayay dadka Soomaaliyeed Doonayaan Anna Kaas Ayaan Rabaa Inaan Hoggaamiyo” Xildhibaan Saciid Cabdullaahi Dani oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inuu u taagan yahay qabashada xilka ugu sareeya ee Villa Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Cambaareeyay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Barakeysan Ee Madiina Al-Munawara Culumada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay meel ku dhow masjidka Nabigeenna Muxamad NNKH, magaalada Barakeysan Madiina Al-Munawara ee Dalka Sacuudiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Kenya Oo Ka Walaacsan Amni Darada Gobolka Waqooyi Bari Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Kenya ayaa si kulul waxay uga hadleen amni darada ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Waqooyi bari, iyaga oao ku baaqay in degdeg arrinkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Dagaallo Ka Dhaca Deegaannada Galmudug Maalmihii ugu dambeysay waxaa soo baxayey warar sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay kala wadaan ciidamada Ahlu-sunna iyo kuwa Galmudug ka soconayaan gobolka Galgaduud, ayaa hadane waxgaradka ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda IGAD Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta oo Axad ah ku wajahan wafdi ballaaran oo ka socda urur Goboleedka IGAD. Wafdigan ayaa ulajeedka u tagayaan magaalada Baadweyne waxay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Degmada Buuloburte, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka kaasi oo gallaaftay nolosha Lix qof , iyadoo tiro kale ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Gaar Ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Kismaayo (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa tababar waxa uu magaalada Kismaayo ugu soo xiray ciidamo gaar ah oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada Jubbaland. Ciidamadan waxay muddooyinkaan tababarkan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarro Lagu Soo Rogay Wariyeyaasha Ka Howlgala Puntland Wasaaradda warfaafinta ee maamulka Puntland ayaa amarro kusoo rogtay dhammaan wariyayaasha ka howlgala deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Wareegto uu ku saxiixan yahay wasiirka wasaaraddaasi ayaa lagu sheegay in dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Beenisay In Ay Duulaan Ku Tahay Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobolka Galgaduud ayaa beeniyey wararka sheegayey in dhaq dhaqaaqyo ciidan kana dhan ah Galmudug ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Cabdullaahi Xirsi Diirshe oo…