1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Al-shabaab Oo Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Diif ee gobolka Waqooyi Bari Kenya halkaasi oo uu ka dhashay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirgelin La’aanta Dowladda Ee Jadwalka Doorasho 2016 Bishii June ee tagtay waxaa ay dowladda federaalka ah soo saartay jadwalka doorasho ee dalka 2016-ka, Jadwalka waxaa ku qoran tilaabooyinka la qaadayo ilaa laga doorto madaxweynaha soo socda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon Oo Eedeeyay Kenya Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Mr Ban Ki Moon ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka Kenya ee duqeymaha ka geystay Soomaaliya lagu burburiyey ceelal, guryo iyo xoolo. Xogahayaha ayaa intaas ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Amniga Gobolka Mudug Oo Laga Shiray Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi. Kulankaan oo ahaa mid ay kasoo qeybgaleen Odayaal dhaqameed iyo qeybaha kala duwan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa lagu soo waramayaa in siyaabo kala duwan ay u dileen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ganacsi u joogay dalkaasi. Wararku waxay sheegayaan in dabley hubeysan ay galeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Cabdulle “Shacabka Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Haloo Madax Baneeyo Ka Tashiga Aayahooda” Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aayaha gobolkaasi iyo gobolka Shabellaha Dhexe ay ka hadli karaan oo kaliya waxgaradka Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Cadaado Ciidamada Booliiska ayaa howlgallo ballaaran waxa ka sameeyeen degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo dad lagu sooq qabtay. Howlgalkaan ayaa ciidamada Booliiska waxay ka sameeyeen Afarta Xaafadood ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Hadashay Sababta Loo Sugi La Yahay Amniga Gaalkacyo Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay amni xumida ka jira magaalada Gaalkacyo iyo sababta maamulkaasi u heli la yahay xalka amniga ee magaaladaasi iyo qorsheyaasha ay ka damacsan yihiin arrinkaasi. Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed: Wixii Dhib Ah Ee Ku Yimaada Madaxda Xisbiyadu Waxaa Mas’uul Ka Ah Madaxweynaha Golaha xisbiyada dalka oo kulan ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war qoraal ah ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu qaadanayo mas’uuliyadda wixii dhib ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Baay waxay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno hoostaga degmada Qansaxdheere ee gobolkaasi. Ciidamadan ayaa ka…