1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Oo Laga Mamnuucayo Hubka Sharci Darrada Ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ay ka mamnuuci doonaan hubka sharci darrada ah ee dadka shacabka ay wataan. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Baaq Ku aaddan Amniga u Diray Shacabka iyo Siyaasiyiinta Maamulka Xildhibaan Mahad Cilmi Cali oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ugu baaqay shacabka iyo siyaasiyiinta hanka siyaasadeed leh iney ilaashadaan ammaanka guud ee Galmudug, gaar ahaan magaalada Cadaado oo dhawaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qaxootiga Adduunka & Dhibaatooyinka Qaxootiga Soomaalida Maanta waa maalinta qaxootiga adduunka, Sanadkan hadalhaynta maanlinta qaxootiga adduunka waa: Waxaan garab taagannahay qaxootiga, waxaa ay UNHCR sheegeysaa in ay hubin doonaan, in cunug kasta oo qaxooti ah uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekad Qalalan Oo Laga Hirgeliyey Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay waxaa laga hirgeliyey Dekad qalalan oo loogu talo galay in mashquulka looga qaaday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Dekaddan waxaa xarigga ka jaray madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Qof Oo Ka Barakacaya Magaalada Fallujah Ee Ciraaq Tobanaan kun oo shacab ciraaqiyiin ah ayaa isaga cararaya magalada dagaalku uu ka socdo ee Fallujah halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidamada Ciraaq iyo xoogaga Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Soo Horjeeday Guddiga Doorashada Oo Ka Dhacay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Odayaal dhaqameed, waxgarad, siyaasiyiin, xildhibaanno hore iyo sidoo kale xubno matalayey bulshada B/weyne waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Go’doomiyey Xaafad Ka Tirsan Degmada Wadajir Ee Muqdisho Kadib roobab ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa xilligaan waxaa lasoo sheegayaa in qoysas badan oo Soomaaliyeed xilligaan ku go’doonsan yihiin guryahooda kadib biyo badan oo dadkaasi ku rogmaday guryahooda. Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Shirkii Madasha Wadatashiga Uga Furmi Lahaa Baydhabo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa goor dhaw shaaca ka qaaday in dib uu u dhacay shirka madasha wadatashiga Qaran ay ku yeelan lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Guddoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo la Kulmay Dhigiisa Dalka Sweden Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii dambe socdaal ku joogay dalalka Sweden iyo Finland ayaa Jimcihii kulamo la qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Hoy La’aan Qoysas Soomaaliyeed oo deggan duleedka magaalada ayaa ka cabanaya xilligaan Hoy la’aan kadib markii guryahooda burburiyeen roobabkii da’ay. Dadkan ayaa u badan barakacayaal, waxayna deggan yihiin inta u dhaxeysa Carbiska…