1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle “Wasiirada Halaga Saaro Guddiga Doorashada” Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ku baaqay in xubnaha wasiirada ah ee ka midka ah guddiga doorashada laga saaro xubnaha wasiirada ah iyo sidoo kale kuwa shaqaalaha ka ahaa xafiisyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan Oo Dowladda Ku Eedeeyay Waxqabad La’aan Guddoomiyaha xisbiga cadaaladda Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guul dareysatay gaarsiinta siyaasadda dalka maqaam wanaagsan oo horay looga sii socon karo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ciidan Iyo Biyo Xiray Waddooyinka Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa inta badan waxay yihiin kuwo xiran, islamarkaana aanay isticmaali karin gaadiidka iyo dadweynaha. Waddooyinka ayaa Labo siyaabo u xiran, kuwo ay xireen ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Baydhabo Oo La Adkeeyay Ciidamada Booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa inay aad u adkeeyeen amniga guud ee magaalada Baydhabo oo xarun u ah gobolka Baay. Ciidamadan ayaa isku…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xoosh “Guddiga Doorashada Waa Qaladkii Ugu Weynaa Ee Doorashada 2016” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa dhaliilay guddiga heer faderaal ee doorashooyinka 2016 uu ku dhawaaqay madaxweyne Xasan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhakhtar Ay Noloshiisa Ku Tiirsan Tahay Ka Ganacsiga Xarko Iyo Alwaaxyo Qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya ayaa mashaariic kala duwan dalka ka hirgaliyey kuwaas oo badankood aan dalka horay loogu arag. Talaabooyinka ganacsi ee qurba joogtu ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Iyo Guddiga Qabanqaabada Shirka Madasha Oo Ku Kulmay Baydhabo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Safar Shaqo ku Jooga magaalada Baydhabo ayaa la kulmay guddiga qabanqaabada shirka madasha wadatashiga qaran, isagoo dhanka kale kormeer ku sameeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dil Ku Xukuntay 43 Maxbuus Oo Ay Ku Qabteen Dagaalladii Ay La Galeen Al-shabaab Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka ee Puntland ayaa xukun ku riday 43 maxbuus oo ka mid ahaa dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay deegaanno ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo La Kulmay Xubno Ka Socday Bangiga Adduunka (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la kulmay xubno ka socday Bangiga Adduunka kuwaas oo soo gaaray Puntland, waxayna ka wada hadleyn arrimo dhowr ah. War-saxaafadeed kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH:- Guddomiye Jawaari Oo Gaaray Magaalada Baydhabo Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu tagay guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo. Garoonka magaalada Baydhabo ayaa waxaa si…