2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka AMISOM Oo Loogu Baaqay Inay Dhowraan Haweenka Iyo Caruurta Hawlgalka Midowga Africa ayaa ugu baaqay askarta AMISOM inay ilaaliyaan ammaanka dadka rayidka inta lagu guda jiro hawlgalada lagu sugayo ammaanka dalka Soomaaliya. Karneyl Shadrack Othieno Mutacho oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Waxaa Maalmahan socday in Djabuti lagu qabtay markabka MV-Liberty oo laga lahaa Kenya isla markaana siday Gargaar Bini aadannimo. Hey’adda markabka u rarnaa oo lagu magacaabo Islamic Charity Foundation ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Right watch Oo Ka Digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo Sacuudiga Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Right watch ayaa ka digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo Sacuudiga. Arrintan ayaa ku soo beegantay heshiis dhexmaray Sacuudiga iyo…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cali Xasan Dhuux:” Masiirka Galmudug Shakhsi Ma Hagi Karo” Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goojoog News ayaa sheegay in Galmudug masiirkeeda aanuu shakhsi kaligii hagi karin ayna ku dhisan tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ka Ah Cayayaan Waxyeello U Geystay Dalaga Ay Beertaan Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa walaac ka muujiyey cayayaan dhibaato ku haya dhammaan dalaga ay beerteen, kaasi oo sababaya in beerta aanay u bixin sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Soomaali badan oo Qaxootiga Reer Minnesota Ah Waxay Isku Dayeen Ku Biirista Daacish Donald Trump oo ah ninka lagu wado in sanadkan u tartamo madaxtinimada dalka Mareykanka oo Isniintii ka hadlay dilkii Florida ka dhacay ayaa weeraray diinta Islaamka isagoo soo qaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Haweeney Guddoomiye Laameed Ahayd Oo Lagu Dilay Degmada Shibis Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay waxay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay in ay ahayd gudoomiye Laameed. Laba nin oo Bistoolado ku hubeysan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qof Oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay 25 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib Roobab dabayelo watay oo ka da’ay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland. Roobabkani ayaa saameeyay dhammmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Nuur Faarax “Waa In La Helaa Isbitaallo Hoos Yimaada Maamulka Gobolka Banaadir” Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax ayaa ka dalbaday maamulka Gobolka Banaadir in gacantooda dib ugu soo celiyaan goobaha danta guud oo ay ka mid yihiin Iskuullada sida…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaaanka Somaliland oo Ka Hadlay Qorshe Lagu Kala Qaadayo Doorashada Madaxtooyada iyo Tan Golaha Wakiilada Guddoonka baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay inuu jiro qorshe lagu kala qaadayo doorashada madaxtooyada iyo tan golaha wakiilada, laakiin arrinkaasi ku xiran yahay hadba sida uu uga jawaab celiyo madaxweynaha…