1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Sh/Dhexe: AlShabaab Odoyaal Ayey Ka Kaxeysteen Deegaanka Gamboole Lataliyaha Gudomiyaha Sh/dhexe Cali Cusmaan Ciideed ayaa sheegay in 10 ka mid ah Odoyaasha gobolka ay Alshabaab ka xeeysteen deegaanka Gamboole. Cali Cusmaan Ciideed oo la hadlay Goobjoog News waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In Amaanka Gobolka Uu Gacantooda ku Jiro Maamulka Gobolka Hiraan ayaa sheegay in Degaano badan oo Gobolkaas ah laga saaray dagaalyanada Al Shabaab isla markaana uu gacanta ku jiro dhamaan ammaanka gobolka. Guddoomiye ku xigeenka Ammaanka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Dharka Dowladda Ku Labisan Oo Rayid Xabadeeyay 3 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay kadib markii dabley ku hubeysan dharka dowladda Soomaaliya ay rasaas ku furay gaari u soo socday dhanka magaalada Muqdisho sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Kenya Ka Heshay Balan-Qaad Ah In Qaxootiga Aan Loo Celin Doonin Si Qasab Ah Madaxa hay’adda qaxootiga adduunka Filippo Grandi ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagey xeryahaha qaxootiga ee Dhadhabaab tan iyo markii dowladda Kenya ay ku dhawaqday inay xireyso xeryahaas. Filippo Grandi…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf: Sharciga Liiltirka Siyaasiyiinta Waa Mid aan Dalku Qaadi Karin Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si aad ah uga soo horjeestay sharciga liiltirka siyaasiyiinta dalka ee hadda baarlamaanka horyaalla, lana filayo inuu dhawaan ansixiyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN Monitoring Group: Mr. Xassan Khayre Wax Xiriir Ah Lama Laha Kooxaha Mayalka Adag Kooxda dabagalka cunaqabateynta hubka ee Eritrea iyo Soomaaliya (UN monitoring group) ayaa ku sheegay warqad ay heshay Goobjoog News isla markaana loo diray dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey in agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Kusoo Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarad nooca is wada ee loo yaqaano Drone ayaa lagu soo waramayaa inay kusoo dhacday deegaan lagu magacaabo Saddex Xarar ee gobolka Shabellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay in diyaaraddan…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye C/Qaadir Shariif oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Baaralmaanka Koonfur Galbeed Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/Qaadir Shariif Sheekhuna Maye oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay wax qabadka baarlamaanka koofur Galbeed ee bilihii lasoo dhaafay. Guddoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Dacwadda Uu Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir Ka Gudbiyey Hay’ad Magaciisa Ku Kireysay Markab Shixnad Wada Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa warqad uu 9-kii bishan xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir u gudbiyey xafiiska Xeer-ilaalinta taasi oo uu kaga dacwoonayey hay’ad isticmaashay magaciisa islamarkaana markab la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Mishaar U Raadsatay Gacanka Carabta Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya AMISOM ayaa taageero lacageed u raadsaday dalalka gacanka carabta kadib markii midowga Yurub uu goostay lacag sanadkii dhan ilaa $200 million oo noqoneysa…