2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Hadlay Booqashada Madaxweyne Xasan Ee Dhadhaab, Kenya Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwo hore uga tirsanaa ayaa si aad ah u soo dhaweeyay safarkii Madaxaweyne Xasan Sheekh ee dowladda Keyna iyagoo ku tilmamaay mid taariikhi ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq Lagu Iibiyo Ariga Nool Oo Laga Furay Gaalkacyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayey Suuq cusub oo Ariga lagu iibiyo kaasi oo laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 40 Qof Oo Ciidanka Liyuu Boolis Ku Dileen Xadka Ay Wadaagaan Soomaaliya Iyo Itoobiya Ciidamada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa la sheegay in ay dileen dad shacab ah oo gaaraya 42 kuwo kalena ay dhaawaceen. Tuulada Jaamac Dubad oo ka tirsan Gaashaamo 220 km u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatariga Uganda Oo Billaabay Baaritaanka Askartooda Lagu Qabtay Iibinta Qalab Milatari Militeriga dalka Uganda ayaa sheegay in la bilaabay baaritaano ku aaddan wararka sheegaya in qaar ka mid ah ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ay ku lug lahaayeen iibinta qalab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Iyo Uhuru Oo Mar Labaad Maanta Ku Kulmaya Nairobi Waxaa maanta mar labaad lagu wadaa in ay ku kulmaan Naibori Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii kulankii shalay uu ku dhamaaday fashil iyo is afgarad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Kenya Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Dhadhaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Muigai Kenyatta, ayaa maanta kulan saacado badan qaatey ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi. Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Clinton Oo Noqotay Murashaxa Xisbiga Dimoqoraadiga Hillary Clinton ayaa heshay codad ku filan, si ay u noqoto Murashaxa Xisbiga Dimoqoraadiga ee doorashada Mareykanka ka dhaceysa sanadkan. In kasta oo Clinton ay xaqiijisay 2,383 cod oo ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Xuseen Gaagaale “Ciidamada Dowladda Ayaa Si Xun Ii Jir Dilay” Xildhibaan Xuseen Maxamed Gaagaale oo horey xildhibaan uga noqday dalka, Goobjoog News-na la soo xiriiray ayaa sheegay inuu ciidamo dowladda ka tirsan uu kala kulamay Jirdil magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askartii AMISOM Ee Lagu Qabtay Falka Xatooyada Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalalkooda Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika Gaashaanle Dhexe Joe Kibet, oo Goobjoog Fm wereysi siinayey ayaa sheegay in ay ka war hayaan ciidamo dhawaan gacanta lagu dhigay iyaga oo iibinaya Agab ciidan,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ku Baaqay Joojinta Dagaallada Ka Socda Gobolka Sool Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka dhiigga badan ku daadanayo ee ka socda…