2 daqiiqo Sheeko:War Wasiir Diini Oo Baarlamaanka Ka Codsaday Meelmarinta Heshiis Lagu Dhisayo Ciidamo Lagu Bedelo AMISOM Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa baarlamaanka Somaliya u jeediyay codsi iney ansixiyaan heshiis lagu dhisayo ciidamo gurmad ah oo ay yeeshaan dowaladaha bariga Afrika. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Dib Usoo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed Loo Adeegsan Doono Xeerarka Caalamiga Ah Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dib Usoo celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalkeeda dib usoo celintooda u adeegsan doonaan qaab waafaqsan xeerarka caalamiga ah. Wasiirka Arrimaha gudaha Kenya Joseph…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Nool Magaalada Hydarabad Oo Cabasho Ka Muujiyey Safaaradda Soomaaliyeed Ee India Soomaalida ku dhaqan magaalada Hydarabad ee dalka India ayaa cabasho ka muujiyey safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaasi, kadib markii ay sheegeen in shaqada sidii la rabay aanay u qaban. Liibaan Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Si Kalsooni Leh Ku Jooga Dhadhaab Oo Yareeya Cabsida Badan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqday xeryaha Dhadhaab oo Kumanaan Soomaaliyeed ku nool yihiin ayaa shacabka ugu baaqay in halkaasi ay ku joogaan si walwal la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Cafis u Fidanaya Maxaabiis Ku Xiran Xabsiyada Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in cafis ay u fidin doonaan maxaabiis ku xiran xabsiyada ku yaalla Kismaayo qaarkood. Mar uu warbaahinta la hadlay ayuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir Oo Soo Dhaweeyay Meelmarinta Baarlamaanka Ee Sharciga Axsaabta Xisbi siyaasadeedka Daljir ayaa soo dhaweeyay meelmarintii baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee sharciga Axsaabta. Xoghayaha Xisbiga Daljir Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Sharciga Axsaabta Qaranka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa maanta ansixiyay 3 sharci oo uu ku jiro sharciga Axsaabta qaranka. Fadhiga ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisa 14aad, waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimo Iyo Waxgarad Ku Baaqay Joojinta Dagaallo Ka Socda Sool Qaar ka mid ah culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Sool ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beel maalmahan dambe kasoo cusboonaaday deegaanka Dhakeyn oo ku dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Oo Maanta Laga Soomin Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa maanta laga soomin xilli inta badan dalka maalinta 1-aad la sooman yahay. Degmooyinka kala ah Dhuusmaareeb, Guriceel, Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa maanta laga soomin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Gaaray Xerada Dhadhaab Waxaa goordhaw xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti ballaaran uu horkacayo Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu u kuurgalo xaaladda Qaxootiga xilli ay dhawaan go…