2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maryan Cariif oo Rajo Xumo Ka Muujisay Helidda Qoondada Haweenka ee Doorashooyinka 2016 Iyadoo muddooyinkii lasoo dhaafay ay haweenka Soomaaliyeed ay dadaal dheeri ah ugu jireen sidii ay ku heli lahaayeen saamiga 30% dhamaan hay’adaha federaalka ayaa hadda waxaa muuqaneysa xoogaa rajo xumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dambi Lagu Helay 3 Qof Oo Soomaali Maraykan Ah Maxkamad ku taalla Maraykanka ayaa dambi ku heshay Saddex qof oo Soomaali Maraykan ah, kuwaasi oo la sheegay inay ku biiri rabeen Al-shabaab. Xeer beegtida Minnesota ee gacanta ku haysa kiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya Beello halkaasi wada deggan uu xalay illaa saakay halkaasi ku dhexmaray. Deegaan lagu Magacaabo Dharkeyn kuna dhaw degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Meydadka Saddex ruux oo lagu dilay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dilka dadkan loo geystay ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Gurmad Raashin Ah Gaarsiin Doonna Puntland Iyo Somaliland Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in raashiin gargaar ah geyn doonto deegaannada maamullada Puntland iyo Somaliland ee abaartu ka jirto. Madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan oo shalay safar ku yimid magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feeryahanka Qarnigii 20-aad Maxamed Cali Kalaay Oo Geeriyooday Feeryahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay ayaa geeriyooday kadib 24 saac oo isbitaal ugu jiray xanuunka neef Mareenka oo hayey muddo 34 sano ah. “Kadib 32 sano uu xauunkan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Mooshin ka Dhan ah Wasiirka Maaliyadda iyo Hanti dhowrka Guud oo Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka ay Soo Gudbiyeen Mooshin loogu yeerayo wasiirka maaliyadda iyo Hanti dhowrka Guud oo nuqul ka mid ah ay heshay Goobjoog New, ayaa loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Arbacadii lasoo dhaafay ee 1.06.2016.…