1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Kormeeraya Xaaladda B/weyne Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Baladweyne u tegay sidii ay u soo indho-indheyn lahaayeen xaaladda dadkii ku barakacay fatahaadda iyo colaadda magaaladaasi ka taagan. Wasiirradani waxaa kamid ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Qoone oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Shacabka B/weyne Xildhibaan Maxamed Xasan Qoone oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa baaq ku saabsan dhibaatada Baladweyne ee fatahaadda wabiga Shabeelle u diray umadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Afrika Oo Maanta La Xusayo Maanta waxaa Afrika laga xusayaa aasaaskii ururka midowga Afrika, waxaa maalinta 30-32 dal oo Madaxbanaan oo Afrikaan ah ay ku kulmeen magaalada Adis Ababa si ay u saxiixaan dastuurka Midowga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto: Argagaxiso Ayaa Gambaad Ka Dhigata Xeryaha Qaxootiga Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha bini’aadanimada ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa sheegay inaan laga laabaneyn go’aanka dowladda Kenya ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Goobjoog Oo Dib u Helay Xurriyaddiisa Waxaa goor dhaw dib u helay xurriyadiisa agaasimaha guud ee Goobjoog Xasan Maxamuud oo saacado u xirnaa hay’adda dambi baarits ee CID. Agaasime Xasan ayaa tagay CID xarunteeda magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- CID Oo Xiratay Agaasimaha Goobjoog Hay’adda Dambi baarista CID ayaa goor dhaw waxay xarunteeda magaalada Muqdisho ku xirtay Agaasimaha Goobjoog Xasan Maxamuud. Hay’adda ayaa u yeertay agaasimaha, kadibna waxay dhigeen xabsiga iyadoo sababta rasmiga ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Caalamka Ka Dalbatay In La Xasiliyo Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa caalamka ka dalbatay in la xasiliyo Soomaaliya kahor inta aan dalka dib loogu soo celin qaxootiga ku sugan dalka Kenya. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Dr Ruhakana Rugunda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Go’aankii Kenya Ee Xeryaha Dhadhaab Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aankii Kenya ay ku sheegtay inay ku xiri doonto xeryaha Dhadhaab, wuxuuna sheegay in gao’aankaa laga yaabo in dhibaato badan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo Ka Hadlay Safar Shaqo uu Ku Joogo Magaalada Dhuusamareeb Xildhibaan Cabdisamad Macalln oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo muddo dhowr cisho ah ku sugnaa gobolka Galguduud , gaar ahaan xarunta gobolka ee Dhuusomareeb ayaa ka hadlaya u jeedada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir Lagu Sameynayo Buundada Deegaanka Tixsiile Ee Sh/hoose Maamulka degmada Afgooye ayaa dayactir ku billaabay Buundada yar ee deegaanka Tixsiille oo ka mi dah deegaannada Hoostaga degmadaasi. Gudoomiyaha dhanka amniga ee maamulka Afgooye Mahdi Xasan ayaa u xaqiijiyey…